Aqoon-baahiye school

Aqoon-baahiye school

Share

Aqoon Baahiye School waa school private Lagubarto luqado kala gadisan iyo Diyaarinta Caruurta

Photos from Aqoon-baahiye school's post 15/05/2026

β€œWaxaan si kal iyo laab ah ugu mahadcelineynaa macalimiinteena sharafta leh ka soo qeybgalka xafladdan. Joogitaankiinnu wuxuu noo ahaa dhiirrigelin iyo sharaf weyn. Mahadsanidiin waqtigiinna iyo taageeradiinna.”

Photos from Aqoon-baahiye school's post 10/05/2026

Qeybta 2aad : xaflada abaal marinta tartan aqooneedka

Photos from Aqoon-baahiye school's post 09/05/2026

πŸŒ™βœ¨ Hambalyo Guuleystayaasha Tartanka Bisha Ramadaan βœ¨πŸŒ™
Waxaan si kal iyo laab ah ugu hambalyeynaynaa ardayda fasalka 2aad oo ku guuleystay tartanka Bisha Ramadaan. Waxaa sharaf weyn noo ah dadaalka, aqoonta, iyo akhlaaqda wanaagsan ee aad soo bandhigteen.
Waxaan sidoo kale u mahadcelineynaa macallimiinta, waalidiinta, iyo dhammaan ka qeyb qaatay guusha iyo qabsoomidda tartankan qiimaha badan.
πŸ† Hambalyo guul wacan dhammaan guuleystayaasha!
πŸ“š Allah ha idiin kordhiyo cilmi, faham, iyo horumar wanaagsan.

Photos from Aqoon-baahiye school's post 26/03/2026

Congratulation! Congratulation! Congratulation! πŸŽ“βœ¨

waxaan halkaan hambalyo uga diraynaa
macalin ( Maxamed Maxamuud Muuse,)
hambalyo diiran oo ku aaddan guushaada weyn ee aad ku dhammaysay Heerka 1aad,ee waxbarashada adigoo si guul leh u soo gabagabeeyay heerka 1aad ee waxbarashada.

Tani waa guul oo ka dhalatay dadaalkaaga, dulqaadkaaga,
Waxaan Ilaahay kaaga baryaynaa in uu cilmigaaga ka dhigo mid anfaca, kuna gaarsiiyo darajooyin ka sii sarreeya. 🀲

Sii wad horumarka, mustaqbal ifaya ayaana ku sugaya! 🌟

Mar kale hambalyo hambalyo πŸ’πŸ‘

20/03/2026

πŸŒ™βœ¨ CIID MUBAARAK βœ¨πŸŒ™

Aqoon-Baahiye School waxay hambalyo diirran u diraysaa dhammaan ardayda, macalimiinta, waalidiinta iyo guud ahaan ummadda Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan.

Ilaahay ha naga aqbalo soonkii iyo cibaadadii, hana ka yeelo kuwo ku guuleysta kheyr
iyobarwaaqo.

Ciiddu waa farxad, wadajir iyo is cafin πŸ€πŸ’™
Aan is jecleyno, is garab istaagno, kana faa’iidaysanno maalmahan barakaysan.

✨ Ciid Wanaagsan dhammaan! ✨

πŸ“˜ Aqoon-Baahiye School

17/02/2026

🌟 OGEYSIIS MUHIIM AH! 🌟
Waxaa si rasmi ah lagu daah-furi doonaa Tartanka Bisha Ramadan ee Fasalka 8aad vs Fasalka 2aad ee Aqoon-Baahiye School! πŸŽ‰πŸ“š

πŸ—“ Taariikh: 18/2/2026

15/02/2026

Waxaa dhawaan bilaaban doona Tartanka Bisha Ramadaan ee Aqoon Baahiye School, kaas oo ay ku tartami doonaan fasallada kala duwan si ay u muujiyaan aqoontooda, kartidooda iyo wada shaqeyntooda. Tartankan waa mid kor u qaadaya fahamka, tartanka suuban iyo dhiirigelinta ardayda inta lagu jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.

Photos from Aqoon-baahiye school's post 24/11/2025

Thnks all students

Photos from Aqoon-baahiye school's post 24/11/2025

🌟 Mahadcelin – Ardayda Soo Qaban-qaabiyay Munaasabadda 🌟

Waxaan halkan uga dirayaa ardadayada qaaliga ah mahadcelin iyo bogaadin gaar ah, munaasabadda aad si qurux badan u soo qaban-qaabisay darteed.
Aad ayaan ugu faraxnay dadaalkiinna, isku xilkarka aad muujiyeen, iyo sida habsamida leh ee aad u abaabushay munaasabadda.

Ardaydeena sharafta leh,
Mahadsanidiin waqtigiinna, niyad wanaaggiinna, iyo qadarka aad noogu muujiseen.
Waxaad tihiin sababta aan u jeclaannay shaqadan sharafka leh, waxaadna mudan tihiin duco iyo amaan.

Mahadsanidiin Ardayda Aqoon-Baahiye!
Ilaahay ha idiin barakeeyo, hana idin siiyo guul iyo horumar joogto ah. πŸŒΉπŸ“šπŸ‘

Photos from Aqoon-baahiye school's post 24/11/2025
Photos from Aqoon-baahiye school's post 24/11/2025

πŸŒΉπŸ“š Mahadcelin, Hambalyo & Bogaadin – Macalimiinta Aqoon-Baahiye πŸ“šπŸŒΉ

Maanta oo ah Maalinta Macalimiinta Soomaaliyeed, waxaan u jeedinayaa macalimiinta Aqoon-Baahiye mahadcelin gaar ah iyo bogaadin qalbi ee aan la soo koobi karin.

Macalimiintayoow,
Mahadsanidiin dadaalkiinna, dulqaadkiinna, iyo waqtiga aad u hurtaan in aad ardayda iftiin iyo aqoon ku hoggaamisaan.
Waxaad tihiin dadka dhisa mustaqbalka, kobciya maskaxda ardayga, una horseeda guul iyo waxbarasho tayo leh.

Hambalyo maalintiinna qiimaha badan!
Waxaan idiin rajaynayaa barako, caafimaad iyo horumar joogto ah.

Bogaadin gaar ah ayaan u dirayaa macalimiinta Aqoon-Baahiye oo runtii noqday ilayska aqoonta iyo hormarka ardayda.

Mahadsanidiin Macalimiinta Aqoon-Baahiye!
Hambalyo Maalinta Macalimiinta Soomaaliyeed! πŸŽ‰πŸ“šπŸŒΉ

Want your school to be the top-listed School/college in Lafoole?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Ceelasha Biyaha Liberia
Lafoole