17/08/2024
Ogeysiis: Muhiim ah
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Itaal Private School, School, Lafoole.
17/08/2024
Ogeysiis: Muhiim ah
31/10/2023
Ku soo dhawaada itaal private school waxaan idin heynaa waxbarasho tayo leh oo heerkeeda aad u sarreeyo oo ay dhigayaan macallimiin qibrad u leh.
Waxaad nagala soo xiriirtaan
Nambrada kala ah 0616109798/0684133185
29/01/2023
20/11/2022
Asc asxpta maalinta beri taariikhdu tahay 21 /November/2022 waa maalin aad u qiimo badan waa maalinta macllinka aduunka,maamulka,macalimiinta iyo ardeyda ITAAL waxay hampalyo sii dhahayaan macallimiinta soomaaliyeed
12/10/2022
Asc asxpta subax wanaagsan kaa faaideysi wacan sxpyaal bage hala share gareeyo like waa xagiina
29/09/2022
Asc dhammaan waan idin salaanay muslimiinta oo dhan meel walba ay joogaan salaan ka dib maanta oo ay tahay maalin arbaco ah hoolka itaal private school waxa uu tartan xiisa leh uu dhexmaray lawada group kala ah LION'S OF ITAAL IYO HALGAN ugu danbeyn guusha waxay raacday groupka HALGAN oo keensaday 11 dhibxood halka groupka LION'S OF ITAAL iyaguna ay keensadeen 9 guul guuul guuuul
15/09/2022
Asc shalay oo aheyd maalinimo arbaco ah taariikhduna aheyd 14/09/2022m waxa uu tartan qiimo badan uu dhexmaray lawada group kala ah LION'S OF ITAAL IYO HEEGAN ugu danbeyn guuusha waxa ay raacday groupka LION'S OF ITAAL oo helay 19 dhibcood halka groupka HEEGAN uu helay 16 dhibcood halkaasi Mar ay mareyso groupka Lion'S of itaal ayaa u gudbay wareega xiga ee tartanka
16/08/2022
Asc maamulka iyo macalimiinta ka howl gala iskuulka itaal private school waxay hampalyada la qeybsanayaan 10 ka arday ee ugu sareeysa imtixaankii laga qaaday
05/08/2022
Hamplayo hamplayo guuul