Ururka Horumarinta Arimaha Bulshada Ee Shareeco

Ururka Horumarinta Arimaha Bulshada Ee Shareeco

Share

Educational Channel Qaraniyo midnimiyo
marabnaa xoriyad wacan? Macaan dowladnimiyo
marabnaa masuul haga? Miisaan cadliyiyo
ma rabnaa garsoor xaqa? Thanks Visiter

Dunidani dhamaadkiyo
Gabaldhaca istaagtayee
Dhidibkay kuu joogtiyo
Xaguu galay dhigteedii
Dheeli bay kucuratoo
Markaad dhinac ka awdaba
Dhanka kala banaanoo
Qabyaday ladhalateee
Qofka aad waxdheertahay
Waxaa jira in kaadhiman
Oo loo dhamaystirey
Laba dhagax haddaad tahay
Nin dhexdood kasoo baxay
Raganimadana dheeraa
Ruux kudhaafsan baa jira
Hays odhanin muu dhalan
Ruux kuu dhigmoo kale
Dhulka wa

Want your school to be the top-listed School/college in Laascaanood?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Wadada Hawdka
Laascaanood
252