Abwaan dhunkal

Abwaan dhunkal

Share

Baahinta gabayada iyo maahmaahyada soomaaliyeed ee ay xigmadu ku dheehan tahay

19/11/2021

Good Friday
All f\f

28/07/2020
30/06/2020

Gardarooy wax baad gaysataa goor iyo ayaane
Gafkii aad samaysaa batiyo godobahaagiiye
Gashi aan yarayn baad qabtaa jeer lagaa gudo’e
Waxaad gooyso mooyee la waa nimaad gargaartaaye
Gurigii barwaaqaysan baa gubi taqaanaaye
Oo ruuxaad gadh qaadaa walee guul ma xoogsade
Adiga iyo geeridu dadkii waad gablamiseene
Adigoon gadaal uga hadhayn, mid iska kaa giijay
Qofkii tabartii gees kaa mareey, wax u gaboobaane
Gaag baa uso hadha kollay, ruuxii kaa gudo e
Adoo gabi ka tuuruu arkaa, kii garaad xumiye

01/01/2019

ALLA mahda leh
Ninkii aaminaa awood leh

02/11/2018

Las anod

26/09/2016

Maahmaahyo

Dumar isgiijin wuu ku tagseegaaa

Ragna waa ku tala seegaa

Gabay daliil u ah
* Sunbo dhega adaygaa dilo saara weligeed eh
* Suburdhena intuu ladan yahay buu talada seegaaye
* Labadaba sidaa liidataa lagu sefeeyaaye

Want your school to be the top-listed School/college in Laascaanood?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Sanaag _19@hotmail. Com
Laascaanood
EIDLE143