01/08/2026
๐ข ๐ข๐๐๐ฌ๐ฆ๐๐๐ฆ ๐ ๐จ๐๐๐๐ ๐๐
Jaamacadda Qudus waxay si rasmi ah u shaacisay furitaanka diiwaangelinta ardayda cusub ee sannad-akadeemiga 2026โ2027.
๐ 13 Kulliyadood oo casri ah
๐ซ 4+ Xarumaha Jaamacadda waxay ku yaallaan magaalooyinka:
๐ Muqdisho
๐ Laascaanood
๐ Boosaaso
๐ Jalalaqsi
๐ Isdiiwaangeli hadda si aad u hesho fursad waxbarasho tayo leh oo mustaqbalkaaga dhiseysa.
๐ฒ๐๐ฉ๐ฉ๐ฅ๐ฒ ๐๐จ๐ฐ;
๐ ++252 61 9636930
๐๐จ๐ ๐๐๐ข๐ฌ๐ก๐ฎ : http://wa.me/+252904126533
๐๐จ๐ฌ๐๐๐ฌ๐จ :
http://wa.me/+252907685938
๐๐๐ฅ๐๐ฅ๐๐ช๐ฌ๐ข: http://wa.me/+252615155799
๐๐๐๐ฌ๐๐๐๐ง๐จ๐จ๐: http://wa.me/+252634493975
#๐๐ง๐๐๐ซ๐ ๐ซ๐๐๐ฎ๐๐ญ๐๐ฌ
#๐๐จ๐ฌ๐ญ๐ ๐ซ๐๐๐ฎ๐๐ญ๐๐ฌ
.
30/07/2026
HAMBALYO SANAD-GUURO WACAN
Maamulka, Macallimiinta, Shaqaalaha iyo Ardayda Qudus University waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan hoggaanka iyo shacabka Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya munaasabadda Sanad-guurada 30-ka Luulyo 2026.
Waxaan Alle SWT ka baryeynaa inuu dalka iyo dadkaba ku galladeeyo nabad, horumar iyo barwaaqo.
Hambalyo Sanad-guuro Wacan!
30 July 2026
19/07/2026
Thesis Defense 2025โ2026
Waxaa si guul leh u qabsoomay difaaca Thesis-ka ee ardayda Heerka Koowaad (Bachelor's Degree) ee Kuliyadda Health Science, Qudus University โ Laascaanood Campus.
Hambalyo dhammaan ardaydii guusha gaadhay. Waxaan idiin rajaynaynaa mustaqbal ifaya iyo guulo waara.
30/06/2026
๐ธ๐ด๐ Hambalyo 1-da Luulyo โ Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada Soomaaliyeed ๐๐ธ๐ด
Maanta waa maalin weyn oo ku suntan taariikhda ummadda Soomaaliyeed. Waa maalintii ay midoobeen labada gobol ee Soomaaliyeed, laguna aasaasay Jamhuuriyadda Soomaaliya 1-dii Luulyo 1960.
Qudus University waxay hambalyo u diraysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan. Maalintani waxay astaan u tahay midnimo, waddaniyad, horumar iyo rajada mustaqbal wanaagsan oo ay dhisayaan jiilasha aqoonta leh.
Ilaahay ha dhowro Soomaaliya, hana ku gallado nabad, barwaaqo iyo horumar waara.
๐ธ๐ด Hambalyo 1-da Luulyo!
๐ธ๐ด Hambalyo Maalinta Midnimada Soomaaliyeed!
20/06/2026
GUUL AYAAN IDIIN RAJAYNAYNAA DHAMMAAN ARDAYDA IMTIXAANKA SHAHAADIGA EE FASALKA 12AAD.
Qudus University waxay hambalyo iyo dhiirrigelin u diraysaa dhammaan ardayda u fariisanaysa Imtixaanka Shahaadiga ee Fasalka 12aad. Waxaan idiin rajaynaynaa xasillooni, kalsooni, dadaal miro-dhal ah iyo natiijooyin wanaagsan.
Mustaqbalkiinna aqooneed maanta ayuu ka bilaabanayaa. Ku kalsoonaada dadaalkiinna, Alle talo saarta, hana niyad jabina.
Guul iyo gobannimo ayaan idiin rajaynaynaa dhammaantiin.
13/06/2026
Difaacashada Buugaagta Ardayda Bachelors ee Jaamacadda Qudus university, faraceeda Laascaanood, gaar ahaan Kuliyadda Health Sciences.
๐
15 June 2026
#๐๐ง๐๐๐ซ๐ ๐ซ๐๐๐ฎ๐๐ญ๐๐ฌ
#๐๐ก๐๐ฌ๐ข๐ฌ๐๐๐๐๐ง๐ฌ๐2026
#๐๐๐๐ฅ๐ญ๐ก๐๐๐ข๐๐ง๐๐๐ฌ