12/05/2026
Laascaanood School for the deaf
Dugsiga Hoose dhexe ee dhagoolayasha laascaanod waa dugsiga waxbarashada Dadka Maqalka Laβ oo free ah
12/05/2026
Celebrating my 2nd year on Facebook. Thank you for your continuing support. I could never have made it without you. ππ€π
04/03/2026
Dugsiga Dhagoolayasha laascanood iyo Ururka horumarinta dhagoolayasha Waqooyi bari oo is kaashanaya ayaa waxa ay caawa oo ay taariikhdu tahay 16 ramadan afur wadareed u sameeyan 46 qof oo isgu jira arday iyo dhalinyarada Maqalka naafada ka ah ee ku Nool magaalada laascanood.
04/03/2026
18/12/2025
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun.
Tacsi Tiiraanyo leh
Maamulka iyo Macalimiinta Dugsiga Dhagoolayaasha Laascanood, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska, qaraabada, iyo dhammaan ardayda dugsiga ee ay ka geeriyootay Marxuumad AAMINA XASSAN IBRAAHIM oo ka tirsanayd ardayda nala dhiganaysay.
Waxaan Rabbi uga baryaynaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo, qabrigana u nuuriyo, ehelkeediina samir iyo iimaan ka siiyo. Geeridu waa xaq, qof kastaana wuu dhadhamin doonaa.
Maxamed yare oo roob doon akhrinaya allaha ka aqbalo
Waa ardayda Maqalka Naafada ka ah ee wax ka barta dugsiga Dhagoolayaasha laascanood oo ale bari Roob doon akhinayara alle roob khayr qaba ha ina siiyo oo dad iyo duunyaba anfaca amiin.
DarwiishTV Hubaal Media Halbeeg Media Inc Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare SSC-Khaatumo Waqooyi Bari State House
03/06/2025
Alxm illahay ba mahadle Waxa Si Guul ah Ku soo dhammaday Imtixaanki Finalka Semesterkii labaad ee Dugsiga Dhagoolayasha laascanood. Fasax wanaagsan ardayda iyo macalimiintaba insha allah Isusoolaabasho wacan.
12/04/2025
Ardayda Wax ka barata Dugsiga dhagoolayasha laascanood aya maanta si wayn uga qayb qaatay soo dhawaynta Raysal Wasaaraha dalka Mudane xamse abdi bare.
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare SSC-KhaatumoDarwiishTV
10/01/2025
Waa imtixaanki termka koobad ee ardayda maqalka Laβ Laascanood. Hambalyo Nasiib wacan ayan idin rajaynayna Dhammantin.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Laascanood Farxaskule Near Majid Ataqwa
Laascaanood