CIRRO

Directions

CIRRO Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from CIRRO, Education Website, Laascaanood.

Buuhoodle 2030❤️
20/08/2024

Buuhoodle 2030❤️

Tolow maanta ma aamuseen dadki ilaa shalay ku qaylinayay 25 August yaan la muuneyn!Qofka ku fikiraya guusha intaas leeg ...
18/08/2024

Tolow maanta ma aamuseen dadki ilaa shalay ku qaylinayay 25 August yaan la muuneyn!

Qofka ku fikiraya guusha intaas leeg ee ciidan gaadhay yeysan noqon maalin la xuso oo ciidanku guushiisa u dabbaal-degaan waxaan ku tilmaami karaa uun qof maan-gaab ah ah oo caqliyad xaasidnnimo ku jirto.

Bisha August 25-keedu waa maalinta guusha ciidankeenna sharafta badan, waxayna samaynayaan dhoolla-tus ciidan, waxayna u dabbaal-degayaan guushooda, dowladdeenna ayaana laga rabaa jiheynta shacabka ee maalmahan oo kale waana ka sugeynnaa, Insha'Allaah.

Magaca loogu yeedhayo maalinkan "Xorayn" iyo wax la mid ah meelnna k**a soo gasho, dadkanna cid k**a xoroobin oo waligoodba lama gumeysan ee talo-xumo iyo tafaraaruq dhexdooda ah ayaa urgufyadii doolaalka ahaa u saamaxay in ay muddo dhulkooda ku kibraan.

Illaahay fadlligii muwaafaqada Rabbi siiyeyna waa kuwa muddo kooban kaga sifeeyey cadowga dhulkooda, iyagoo sameeyey waxaan taariikhda Soomaalida h**e uga dhicin oo guul ah, gacantana ku dhigay in-ka-badan 400 oo askari oo 100 kamid ah yihiin saraakiishii iyo raggii halista ahaa ee ciidanka, taasoo ay sii dheerayd hub-ka-dhigis taariikhiya oo hub iyo saanad ciidan wixii ugu muhiimsan oo ay ku jiraan madhaafiicdii iyo taangiyada dagaalka ee muddo magaalada ay ku garaacayeen, Soomaalidana ugu tookhi jireen.

Guushaas waxaynnu ku gaadhnnay midnnimo iyo muwaafaqo iyo nidaam maamul oo aan samaysannay oo maalmo kooban ku xaqiijiyey shaqadii aynu u idmannay, waxayna mudan yihiiin Hambalyeyn iyo in aynu u dhisno taallo lagu xusayo halyeyga hoodalaha ah ee inagu hoggaamiyey 20 maalmood kaddib guusha weyn, Illaah baa weyne, ee maanta inoo ah magaca iyo martabada sare.

Shacabkayga sharafta badan waxaan usoo jeedin lahaa in aynan ilaawina in aan weli dagaal ku jirnno oo ciidankeeenii ay difaac ku jiraan, xilli kastana xabbadu dhici karto.

Aniga aragtiday gaaban ma qabo in ay jirto cid xafladeysanaysa ama xusaya wax la dhaho maalin la xoroobay laakiin, in guusha loo dabbaal-dego waa sunne dowladnnimo oo aan la dhaafi karin.

Ugu dambbayn, hambalyo hordhac ah ayaan hawada u marinayaa geesiyaashii qiimaha badnnaa ee dhiigooda noo huray sannad kahor guusha taariikhiga ahna keenay.

Qore: Zeinab Yusuf Haibe
Halbeeg Media Inc

 ; Cabsi xooggan ayaa ka dhex jirtay Ciidamada Somaliland ee OOG jooga. Qaar kamid ah askarta qoryohooda waxa laga guray...
18/08/2024

; Cabsi xooggan ayaa ka dhex jirtay Ciidamada Somaliland ee OOG jooga. Qaar kamid ah askarta qoryohooda waxa laga guray rasaastii waxaana laga xereeyay qasnadihii dheeraadka ahaa.

Korneyl Biixi ayaa ka baqaya in ciidamadu ku gadoodaan oo toogtaan askarta beesha Habarjeclo oo ka xanaaqsan in Faysal Cabdi Bootaan xidhan yahay Korneylkuna dalxiisayo ayaa si gaar ah loo beegsanayaa oo hubka laga dhigay.

War wixi kasoo kordha nala joog

Maamulkii SSC-Khatumo oo guud ahaan gobolkii cayn jaan iyo cidhib soo dhigi la' iyadoo aad mooddo maamulku inuu dayriyay...
17/08/2024

Maamulkii SSC-Khatumo oo guud ahaan gobolkii cayn jaan iyo cidhib soo dhigi la' iyadoo aad mooddo maamulku inuu dayriyay magaalada!
Taa badalkeeda buuhoodle ayaa umuuqata ma liibaane lagu liibaanay iyadoo noqotay canshuur bixiye aan haldoollar dib loogusoo celin.
Saddex kastam oo kuyaal magaalada ayaa lagu qaadaa canshuur iyadoo ay toos ugu dhacdo Bankiga dhexe ee xaruntiisu tahay caasimadda sool.
Magaalada ayaa sidoo kale loo gacan galiyay odayaal macangagiina oo dantooda mooyaane aan dan kale fiirsan kuwaasoo magaalada ka hor istaagay wax kasta oo dhaq dhaqaaq horumarineed ah hadda waxayba umuuqataa inay dhawaan biyaha iyo laydhka ka jari doonaan haddaan laga gaadhin! Odayadan ayaa magaalada soo xukumayay muddo dheer ilaa hadda oo deegaanku maamul yeeshayna sidii gacanta ugu haya.

Dhallinyaradii magaalada oo iyaguna ku dhex milmay hor joogayaasha reeraha taasoo sababtay ninka Dhallinyarada ah ee jooga buuhoodle iyo odaygu inay isku fikar iyo isku talo noqdaan!

Qaybtii 1Toos sawiro Laasaanood: Daah-furka habenimo Buuga Abwaan Jaamac Kadiye
17/08/2024

Qaybtii 1
Toos sawiro Laasaanood: Daah-furka habenimo Buuga Abwaan Jaamac Kadiye

Qoragah buuga abwan cabdirisaq cumar cadeysey
17/08/2024

Qoragah buuga abwan cabdirisaq cumar cadeysey

Waxaan caawa ka qaybgalay bandhigga buugga laga qoray suugaanta iyo taariikhda Abwaankii weynaa ee halgamaaga ahaa Jaama...
17/08/2024

Waxaan caawa ka qaybgalay bandhigga buugga laga qoray suugaanta iyo taariikhda Abwaankii weynaa ee halgamaaga ahaa Jaamac Kediye Cilmi, oo lagu soo bandhigay magaalada Laascaanood ee caasimadda maamulka SSC-Khaatumo.

Abwaanku wuxuu astaan u ahaa gobannimadii deegaanka iyo halgankii xarriirta ahaa. Waxa kale oo uu abwaanku astaan u ahaa dad iyo deegaan jacaylka, isagoo ka maansoon jirey wadaniyadda, dhaqanka, diinta, qabiilnimada iyo la dagaalanka aragtida goonigoosadka.

Waxaan u mahadnaqayaa qoraaga buugga oo runtii dedaal badan geliyey inuu ururiyo oo uu inoo reebo xogta dhaqan iyo sugaaneed ee Halgamaa Jaamac Kediye Cilmi, Alle cimriga iyo caqligaba ha u barakeeyo. Garaad Jaamac Garaad Cali

Daaci Bilan gabadh qurux iyo caqli iskudarsatay, kugu maalnay daaciyadeena.
15/08/2024

Daaci Bilan gabadh qurux iyo caqli iskudarsatay, kugu maalnay daaciyadeena.

21/04/2024
Dhirigaliye
20/04/2024

Dhirigaliye

Address

Laascaanood

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when CIRRO posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share