28/12/2025
EXAM COMPUTER APPLICATION
MID KAMIDA FASAADA XARUNTA BARASHADA CONPUTERKA EE FUTURE OO XALAY U FADHIISTAY FINAL EXAMKII BISHA 12AAD.
SIDOO KALE WAXAA LAGU WAR GALINAYAA DHAMAAAN BAHDA JECEL WAXBARASHADA IN XARUNTU QADAN DOONTO FASALO CUSUB.
TIRADA ARDAYDA LAQADANYO WAY KOOBAN YIHIIN FADLAN HORAY UGAADH XARUNTA SI AAD UGA MID NOQOTO ARDAYDA KA FAAIDAYSTA FURSADAAS.
18/09/2025
๐ ๐๐๐ฒ๐๐ญ๐ ๐๐ก๐๐ก๐๐๐๐จ ๐๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐ โ ๐
๐๐ ๐๐ฎ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐
๐ Ardayda maanta shahaadada la guddoonsiiyey waa kuwii dadaalka, dulqaadka iyo hal-abuurka ku muujiyey waxbarashadooda.
๐ Gacmo furan iyo hambalyo ayaa lagu maamuusay, iyadoo shahaadadu astaan u tahay guusha iyo bilowga wajiyo cusub oo noloshooda ah.
โจ ๐
๐๐ waxa ay ku faanaysaa inay bulshada ku darsato arday aqoon iyo xirfad leh, diyaar u ah suuqa shaqada iyo hal-abuurka mustaqbalka.
๐ธ ๐๐๐ฐ๐ข๐ซ๐ซ๐๐๐ ๐ช๐๐ฒ๐๐ญ๐ ๐ฌ๐ก๐๐ก๐๐๐๐จ ๐๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐.
18/09/2025
๐ ๐๐๐๐ฅ๐๐๐๐ ๐๐๐ฅ๐ข๐ง-๐ฃ๐๐๐ข๐ง๐ญ๐ โ ๐
๐ฎ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ ๐๐๐๐ก๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ ๐๐จ๐ฅ๐ฅ๐๐ ๐ (๐
๐๐) ๐
โจ Maanta waxaa si rasmi ah Noogu Qabsoontay Xafladda ๐๐ฎ๐๐๐๐๐๐ข๐ข ๐๐๐๐๐ Ee ardayda ka qalin-jabisay ๐
๐๐ Laascaanood.
๐ป Ardaydani waxay ku hamiyeen, ku dadaaleen, kuna guuleysteen xirfadaha
๐๐๐๐ก๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ, ๐-๐๐จ๐ฆ๐ฆ๐๐ซ๐๐, ๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ง, ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ ๐๐จ๐ฅ๐ฎ๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ.
๐ Hambalyo dhammaan qalin-jabiyeyaasha โ guushiinu waa taariikhda ๐
๐๐ iyo iftiinka bulshada.
๐ธ ๐๐๐ ๐๐๐ฒ๐ ๐๐๐ฆ๐ข๐ ๐๐ก ๐๐๐ฐ๐ข๐ซ๐ซ๐๐๐ ๐ฑ๐๐๐ฅ๐๐๐๐.