09/02/2024
Jaamacadda Ummadda Ilays, Laascaanood, gaar ahaan Kulliyadda Maamulka iyo Maaraynta ganacsiga ayaa kulan soo dhoweyn ah u qabatay ardaydii soo dalbatay barnaamijyadii dibloomka ee jaamacaddu dhowaan soo dhejisey.
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Jaamacadda Ilays- Kulliyadda Maaraynta Ganacsiga, Laascaanood, College & University, Laascaanood.
09/02/2024
Jaamacadda Ummadda Ilays, Laascaanood, gaar ahaan Kulliyadda Maamulka iyo Maaraynta ganacsiga ayaa kulan soo dhoweyn ah u qabatay ardaydii soo dalbatay barnaamijyadii dibloomka ee jaamacaddu dhowaan soo dhejisey.
20/01/2024
Jaamacadda Ummadda Ilays waxay sannadka cusub soo kordhisey Diploma of applied accounting and finance (Dibloomka Xisaabaadka iyo maaliyadda) taas oo waafaqsan xirfadda xisaabaadka ee shaqada.
Faahfaahinta la xidhiidh:
whatsapp number 0634583235/0634109948/0907059055
04/01/2024
Qaar kamida ardayda Kulliyadda Maamulka iyo Maaraynta Ganacsiga ee Jaamacadda Ummadda Ilays oo u fadhiya imtixaamkii sannad- badhka.
Kulliyadda Maamulka iyo Maaraynta ee Jaamacadda Ummadda Ilays, Laascaanood, waxay u taagan tahay horumarinta xirfadaha maamulka ganacsiga iyadoo kuu diyaarisay manhaj ku habboon saaxada shaqada ee deegaanka..