Tiyo lazzol

Tiyo lazzol

Share

wararka ciyaaraha caalamka iyo dalkaba

29/05/2023

Ciidanka xaq u dirirka Ssc ayaa la wareegay gacan ku haynta magaaladda yagoori.
Ciidanku waxay soo dhawayn balaadhan kala kulmeen dadka Deegaanka waxayna Shacabku u muujiyeen taageeradda wayn ee Shacabka Yagoori u hayaan Halganka iyo xoraynta Deegaanadda SSC

Maxamed cismaan cabdinuur

Guul iyo Gobanimo

02/02/2023

Waxaan u maleynayaa ineey lagama maarmaan tahay in Bulshada magaalada Laascaanood iyo hareeraheeda ku nool ay Soomaalida, IGAD iyo caalamka kale intaba ay maalinka beri ah tusaan HAA IYO MAYA kan uu go'aankoodu yahay oo ay ku soo dhaweeynayaan dhaqdhaqaaqyada siyaasadeed ee uu wado Madaxweynaha aan walaalaha iyo dariska nahay Mudane Ismaaciil Cumar Geelle. Wa billahi Towfiiq

Sidaa waxa yari cali yare cali

23/01/2023

Garaad jaamac Garaad cali iyo zaka soo dhawayntisii

Way cibaadaysteen Guul iyo Gobonimo inta inoo hadhay
Dhamaan bulshada reer MEEEL KASTA OO AD DAFAHA CAALAMAKA
KAJOOGTAAAN 💪❤️🙏

Send a message to learn more

Photos from Tiyo lazzol's post 12/07/2022

Akrhiso heshiiska is Afgarad ee ay kala saxeexdeen Soomaaliya iyo Eriteriya.

12/07/2022

Raiisuha Farmaajo Qabiilatuha Darood Qosalki Adunka shiine culay iyo nin Suuriyan ah Bal daawo

Want your school to be the top-listed School/college in Laascaanood?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Laascaanood