๐๐๐ซ๐ง๐๐๐ฆ๐ข๐ฃ๐ค๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ช๐๐๐๐ ๐๐ง๐ ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐ ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ฅ๐๐ฒ๐ฌ (๐๐๐ ๐๐ง๐ ๐ฅ๐ข๐ฌ๐ก ๐๐ซ๐จ๐ ๐ซ๐๐ฆ).
Hadiya oo ka mid ah ardayda dhigata Barnaamijka Luuqadda English-ka ee galabtii ee Jaamacadda Ilays, ayaa nala wadaagtay fariin kooban kadib markii ay si guul leh uga gudubtay heerka 2aad ee barashada luuqadda English-ka, isla markaana ay sii waddo diyaar garowga imtixaanka caalamiga ah ee IELTS.
Ilays National University
The main activity of this organization is learning.
By providing high-quality and accessible learning opportunities, we will promote independence, responsibility, and professionalism. To remain responsive to student attitudes and interests; to provide educational, social, recreational, and cultural programs which complement, reflect, and respond to those interests; to continue to facilitate the social and intellectual development of the students an
๐๐๐๐๐ฅ-๐ฃ๐๐๐๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐๐ก๐ ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ฅ๐๐ฒ๐ฌ
Guddoomiyaha Jaamacadda Ilays Mudane ๐๐ฑ๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฅ๐ข ๐๐ฎ๐ฌ๐๐๐ง ayaa hadal kooban ka jeediyey munaasabaddii Doorashada Midowga Ardayda Jaamacadda, isagoo hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Midowga Ardayda, isla markaana ku adkeeyey inuu si hufnaan, daacadnimo iyo masuuliyad ku dheehan tahay ugu adeego ardayda, kana shaqeeyo xoojinta midnimada iyo horumarka guud ee ardayda Jaamacadda.
16/05/2026
๐๐๐ฐ๐ข๐ซ๐๐๐ ๐๐๐ฒ๐๐ญ๐ 2-๐๐๐
๐๐จ๐จ๐ซ๐๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ฅ๐๐ฒ๐ฌ
16/05/2026
๐๐๐ฐ๐ข๐ซ๐๐๐ ๐๐๐ฒ๐๐ญ๐ ๐-๐๐๐
๐๐จ๐จ๐ซ๐๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ฅ๐๐ฒ๐ฌ
16/05/2026
๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐ ๐๐๐๐ข๐ง ๐๐ฎ ๐๐จ๐๐จ๐ญ๐ ๐๐จ๐ ๐ ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐
Maamulka iyo Macallimiinta Jaamacadda Ilays waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan hoggaanka cusub ee ku guulaystay doorashadii ardayda ee qabsoontay habeenimadii xalay, kuna beegnayd 15-ka May 2026:
๐๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐๐ก๐ ๐๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐: ๐๐๐๐๐ข๐ฑ๐๐ค๐ข๐ข๐ง ๐๐๐๐๐ข๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐ซ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐.
๐๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ ๐๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐: ๐๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐ก๐๐ฒ๐ซ ๐๐๐ฅ๐ข ๐๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐.
Waxaan idiin rajaynaynaa hoggaan wanaagsan, wadajir, iyo horumar aad u horseeddaan dhammaan ardayda.
Sidoo kale, waxaan u mahadcelinaynaa musharrax ๐๐ฎ๐ฏ๐ฑ๐ถ๐๐ฎ๐ฎ๐
๐ถ๐ฑ oo muujiyey dulqaad, biseyl, iyo hal-adayg intii ay doorashadu socotay. Tartanka wanaagsan iyo ixtiraamka geeddi-socodka dimuqraadiyadeed waa astaan muhiim u ah hoggaan wanaagsan.
Ugu dambeyn, waxaan si gaar ah ugu mahadcelinaynaa ๐ ๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐จ๐จ๐ซ๐๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ ๐ค๐๐ฌ๐ญ๐ ๐จ๐จ ๐ค๐ ๐ช๐๐ฒ๐ ๐ช๐๐๐๐๐ญ๐๐ฒ qabsoomidda doorashadan, kuwaas oo si hufan, daacadnimo leh, iyo masuuliyad sare ku dheehan tahay uga shaqeeyey sidii ay doorashadu ugu dhici lahayd jawi nabdoon, cadaalad ah, isla markaana nidaamsan.
Hambalyo mar kale dhammaan ardayda Jaamacadda Ilays.
15/05/2026
Midawga Ardayda Jaamacadda Ummadda Ilays
๐ข Waxaa caawa qabsoomasa doorashada Golaha Fulinta Midowga Ardayda Jaamacadda Ummadda Ilays (INUSA) 2026.
Doorashada ayey ardaydu ku dooranayan gudoomiyaha iyo guddoomiye ku-xigeenka midawga ardayda jaamacadda ummadda ilays. Waxayna musharrixiintu kusoo bandhigayaan aragtiyaha iyo qorshayaasha u taagan ee ay u qabanayaan ardayda iyo jaamacadda , waxaana la rajaynayaa inay ku dhacdo jawi hufan, caddaalad ah oo Xasilloon.
Waxaa lagu martiqaadayaa ardayda Jaamacadda Ummadda Ilays iyo qaybaha kala duwan ee bulshada inay kasoo qayb galaan doorasha caawa si ay ula socdaan hannaanka doorashada iyo barnaamijyada musharrixiinta.
๐ Goobta: Rays Hotel
๐ก Waqtiga: Caawa 6:30 PM
๐
Taariikhda: 15-05-2026
15/05/2026
๐๐๐ฅ๐๐๐ซ๐๐ญ๐ข๐ง๐ ๐๐๐๐๐๐ฆ๐ข๐ ๐๐ซ๐จ๐ ๐ซ๐๐ฌ๐ฌ ๐๐ง๐ ๐๐ฑ๐๐๐ฅ๐ฅ๐๐ง๐๐
The Senior class students enrolled in the ๐๐๐ ๐๐ง๐ ๐ฅ๐ข๐ฌ๐ก ๐๐ซ๐จ๐ ๐ซ๐๐ฆ, consisting of ๐ญ๐๐๐๐ก๐๐ซ๐ฌ, ๐ฉ๐ซ๐ข๐ง๐๐ข๐ฉ๐๐ฅ๐ฌ, ๐๐จ๐๐ญ๐จ๐ซ๐ฌ, and ๐๐ฆ๐ฉ๐ฅ๐จ๐ฒ๐๐๐ฌ from various ministries in the ๐๐จ๐ซ๐ญ๐ก๐๐๐ฌ๐ญ๐๐ซ๐ง ๐๐ญ๐๐ญ๐ ๐จ๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐, have successfully completed ๐๐ก๐๐ฌ๐ ๐๐ง๐ of the program after ๐๐ข๐ฏ๐ ๐ฆ๐จ๐ง๐ญ๐ก๐ฌ of intensive learning.
They have now progressed to Phase Two, where they will continue preparing for the internationally recognized IELTS examination.
To mark this milestone, the students organized a special appreciation dinner in honor of their instructors, ๐๐ญ๐ข๐๐ง๐จ ๐๐จ๐ฅ๐จ๐ฆ๐จ๐ง ๐๐๐ฌ๐ก๐จ๐ง ๐๐ง๐ ๐๐๐๐ซ๐ข๐ ๐๐ข๐ฉ๐๐ก๐ฎ๐ฆ๐๐ ๐๐ฎ๐ญ๐จ, in recognition of their dedication, commitment, and valuable contributions throughout the program.
In addition, ๐๐ฅ๐๐ฒ๐ฌ ๐๐ง๐ข๐ฏ๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ honored the instructors with certificates of appreciation for their outstanding service and the positive impact they have made in shaping successful students.
๐๐ฅ๐๐ฒ๐ฌ ๐๐ง๐ข๐ฏ๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ remains committed to empowering communities through quality education and developing individuals who can compete globally.
๐๐ฅ๐๐ฒ๐ฌ ๐๐ง๐ข๐ฏ๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ ๐ฐ๐ข๐ฅ๐ฅ ๐ข๐ง๐ญ๐๐ค๐ ๐ง๐๐ฐ ๐ฌ๐ญ๐ฎ๐๐๐ง๐ญ๐ฌ ๐๐ฌ ๐ฌ๐จ๐จ๐ง ๐๐ฌ ๐ฉ๐จ๐ฌ๐ฌ๐ข๐๐ฅ๐.
14/05/2026
Midawga Ardayda Jaamacadda Ummadda Ilays
Doorashada Midowga Ardayda INUSA 2026
Waxaa si rasmi ah uga mid ah musharrixiinta u taagan xilka Guddoomiye ku-xigeenka Midowga Ardayda Jaamacadda Ummadda Ilays Omalkhayr Ali Yusuf.
Doorasho hufan, caddaalad ah, si nabadgelyo ah ku dhacda oo natiijada kasoo baxda lagu wada farxo ayaa qabanqaabadeeda lagu jiraa.
Waxaan u rajaynaynaa dhammaan musharrixiinta tartan wanaagsan iyo doorasho lagu wada farxo natiijadeeda.
12/05/2026
๐๐๐ ๐ข๐ฌ๐ญ๐ ๐๐จ๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐ ๐๐ก๐๐ฌ๐ข๐ฌ-๐ค๐ (๐๐ก๐๐ฌ๐ข๐ฌ ๐๐ซ๐ข๐ญ๐ข๐ง๐ ๐๐๐ฌ๐ญ๐๐ซ๐ฒ: ๐
๐ซ๐จ๐ฆ ๐๐จ๐ง๐๐๐ฉ๐ญ ๐ญ๐จ ๐๐จ๐ฆ๐ฉ๐ฅ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง)
Jaamacadda Ilays waxay ogeysiinaysaa dhammaan ardayda heerka ugu dambeeya ee jaamacadaha (Final Year) iyo qof kasta oo xiisaynaya culuumta cilmibaadhista in uu furmayo tababar ku saabsan qorista iyo diyaarinta Thesis-ka, kaas oo ka qaybgalayaasha ka caawin doona fahamka habraaca cilmibaadnista laga bilaabo xulashada mawduuca ilaa dhammaystirka thesis-ka si xirfadeysan.
Qaybaha uu Tababarku Xooga Saarayo:
Module 1: Thesis Structure and Topic Formulation
Module 2: Chapter One โ Introduction
Module 3: Chapter Two โ Literature Review
Module 4: Chapter Three โ Methodology
Module 5: Chapter Four โ Data Presentation, Analysis and Interpretation
Module 6: Chapter Five โ Discussion, Conclusion and Recommendations
Taariikhda Bilowga: 14 May 2026
Muddada: Saddex Toddobaad
Waqtiga: 6:30 PM โ 9:00 PM
Wixii Faahfaahin ah Kala Xidhiidh:
063-4907703
063-4583235
090-7698000
12/05/2026
Midawga Ardayda Jaamacadda Ummadda Ilays
Doorashada Midowga Ardayda INUSA 2026
Waxaa si rasmi ah uga mid ah musharrixiinta u taagan xilka Guddoomiyaha Midowga Ardayda Jaamacadda Ilays National University Mudane Abdihakiim Abdinaasir Mohamud.
Doorasho hufan, caddaalad ah, si nabadgelyo ah ku dhacda oo natiijada kasoo baxda lagu wada farxo ayaa qabanqaabadeeda lagu jiraa.
Waxaan u rajaynaynaa dhammaan musharrixiinta tartan wanaagsan iyo doorasho lagu wada farxo natiijadeeda.
11/05/2026
Midawga Ardayda Jaamacadda Ummadda Ilays
Doorashada Midowga Ardayda INUSA 2026
Waxaa si rasmiya uga mid ah musharrixiinta u taagan xilka Guddoomiyaha Midawga Ardayda Jaamacadda Ummadda Ilays Mudane Abdiwaahid Yuusuf Jaamac.
Doorasho hufan, caddaalad ah, si nabadgelyo ah ku dhacda oo natiijada kasoo baxda lagu wada farxo ayaa qabanqaabadeeda lagu jiraa.
Waxaan u rajaynaynaa dhammaan musharrixiinta tartan wanaagsan iyo doorasho lagu wada farxo natiijadeeda.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Dhinaca Waqooyi Ee Saldhigga Daami
Laascaanood
Opening Hours
| Monday | 06:30 - 12:00 |
| 15:45 - 21:00 | |
| Tuesday | 06:30 - 12:00 |
| 15:45 - 21:00 | |
| Wednesday | 06:30 - 12:00 |
| 15:45 - 21:00 | |
| Thursday | 06:30 - 12:00 |
| 15:45 - 21:00 | |
| Friday | 06:30 - 21:00 |
| Saturday | 06:30 - 12:00 |
| 15:45 - 21:00 | |
| Sunday | 06:30 - 12:00 |
| 15:45 - 21:00 |