Real jr

Real jr

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Real jr, College & University, Faaa, Laascaanood.

Photos from Real jr's post 27/03/2021

Faarax maxamed jaamac oo ku magac dheer faarax kolokolo waa dayar ku fiican ciyaarista kubada cagta
Waxa uu la ciyaaraa reerka labaad ee koooxaha ka dhisan magaalda laasacanod

Waxa uu ra jaynayaa inuu kamid noqdo xidigaha ugu caansan caalamka mar,uun Waxa uu ka ciyaaraa baasha midig waa ciyaartoy xawaarihiisu aad usareeyo
Soona jiita indhaha taageerayaasha faarax waxa uu noo sheegay hada inuu ka tirsanyahay kooxda Real team ee heerka labaad uuna yahay kabtanka kooxda
Waxa uu ku jiraa wakhtigii ugu wacnaa ee uu tayadiisa ku soo saarilahaa
Faarax daafacii ugu saamaynta badnaa ee uu lakulmo maxa uu magaciisa noogu sheegay cabdirisaaq nuur oo ku magac dheeraa qanciye ayna isku koox ahaayeen cajiib,

20/09/2020
16/09/2020
Want your school to be the top-listed School/college in Laascaanood?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Faaa
Laascaanood