Dugsiga Hoose Dhexe ee Ibnu-Kasiir

Dugsiga Hoose Dhexe ee Ibnu-Kasiir

Share

๐Ÿ“š Tacliin Taabo-gal ah. Laascaanood โ€“ Xaafadda (Sayidka)
Waa goob waxbarasho oo u heellan kobcinta aqoonta iyo tarbiyadda ardayda.
๐Ÿ“ž 0907561463 / 063 4592503

30/04/2026

DUGSIGA HOOSE DHEXE EE IBNU-KASIIR

Ardayda dugsigeennu iyo maamulku waxay si kal iyo laab ah u yiraahdeen:

โ€œMacallimiin, mahadsanidiin!โ€

Waxaad tihiin tiirarka aqoonta iyo iftiinka mustaqbalka.

21/11/2025

Hambalyo dhamaan macallimiinta Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan,
gaar ahaan macallimiinta Dugsiga IBN U-KASIIR PRIMARY SCHOOL.

Dadaalka, juhdiga iyo waqtiyada qaliga ah ee aad ummadda u hureysaan waa kuwo mudan ammaan, bogaadin iyo mahadnaq.

04/10/2025

War-gelin Fasax

Dhammaan bahda Dugsiga Hoose-Dhexe ee Ibnu-Kasiir โ€“ Laascaanood waxaa la ogeysiinayaa in maanta oo ay taariikhdu tahay 04/10/2025, la fasaxay dhammaan qaybaha kala duwan ee dugsiga, sababo la xiriira roobdoonta laga oogayo magaalada Laascaanood.

Waxaan Allah ka baryeynaa inuu inoo aqbalo roobdoonta, naxariistiisana inaga waraabiyo.

05/09/2025

๐Ÿซ IBNU-KASIIR PRIMARY & INTERMEDIATE SCHOOL
๐Ÿ“ Laascaanood โ€“ Xaafada Sayidka
๐Ÿ“ž Tel: 063 4989008 / 0634592503/7561463

โœจ Tayo iyo Tacliin Taabto Gal Ah โœจ

29/08/2025

IBNU-KASIIR PRIMARY & INTERMEDIATE SCHOOL

Waxaa inoo furmay diiwaan-gelinta sannad dugsiyeedka 2025-2026.

Fasallada diyaarinta waxaa ka mid ah:

1: Dugsiga Dhexe

2: Dugsiga Hoose

3: KG-ga

4: Dugsiga Qurโ€™aanka

5: machadka shareecada.

๐Ÿ“ž Call & Text: 063-4989008 / 090-7561463

07/08/2025

Dugsiga Hoose/Dhexe ee Ibnu-Kasiir wuxuu u taagan yahay horumarinta bulshada, isagoo dadaal ugu jira bixinta anfaca guud iyo ka jawaabidda baahiyaha haysta bulshada.

Photos from Dugsiga Hoose Dhexe ee Ibnu-Kasiir's post 14/07/2025

IBNU-KATHIIR PRIMARY SCHOOL โ€“ LAASCAANOOD
Waxay si weyn ugu mahadcelinaysaa Wasaaradda Waxbarashada SSC-Khaatumo doorkeeda firfircoon ee horumarinta waxbarashada deegaanka.

Waxaan sidoo kale si diirran u soo dhoweyneynaa dirayska cusub ee loo asteeyay dugsiyada, taasoo ah tallaabo muhiim ah oo kor u qaadaysa is-dhexgalka, isku ekaanshaha ardayda iyo xoojinta aqoonsiga waxbarasho.

Mahadsanidiin dadaalkiinna joogtada ah.

Photos from Dugsiga Hoose Dhexe ee Ibnu-Kasiir's post 22/06/2025

IBNU KASIIR PRIMARY SCHOOl โ€“ Laascaanood.
Waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan ardayda reer Khaatumo ee maanta u fadhiistay imtixaanka fasalka 8aad ee sanad-dugsiyeedka 2024/2025.

Waxaan idin leenahay: Guul, dadaal, iyo darajo sare! Ilaahay ha idinka dhigo kuwii ku guulaysta imtixaanka oo noqda mustaqbalka ifaya ee bulshada.

10/04/2025

๐’๐จ๐จ ๐ƒ๐ก๐จ๐ฐ๐จ๐ฐ ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž

Maamulka, Macalimiinta, Waalidiinta iyo ardayda dugsiga Ibnu-kasiir Waxay kusoo dhoweynayaan Raโ€™iisul wasaaraha ummada soomaaliyeed deegaanada Maamulka SSC-Khaatumo.

13/10/2024

Bismilah....
Ujeedo: Fasax.
13-Oct-2024.

Dhamaan ardayda dhigata Dugsiga Hoose Dhexe ibnu-kasiir primary school ". Waxaa la ogaysiinaya in dugsigu maanta fasax yahay.

Raxmada alle inoo shubay awgeed.

Alle ha inoo siyaadiyo nimcooyinkiisa .

Photos from Dugsiga Hoose Dhexe ee Ibnu-Kasiir's post 19/09/2024

Dhamaan Markaska Ibnu-kasiir qaybihiisa kala duwan Maamul , macalimiin , waalid iyo ardayba waxay Hambalyo aan la soo koobi karin iyo ducoba udirayaan macalin kooda Roob Axmed warsame m oo maanta ka qalin jabiyey Jaamacada Golis university baybteeda shareecada.
Waxaan leenahay alle cilmigaad baratay ee aad ummada bartay ha kugu anfoco ๐Ÿ‘๐Ÿ‘

Want your school to be the top-listed School/college in Laascaanood?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Laascaanood

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 06:00 - 20:00
Wednesday 06:00 - 20:00
Thursday 06:00 - 09:00
Saturday 06:00 - 20:00
Sunday 06:00 - 20:00