waxaan mowle kuu qori cago laguma gaadhe
Kornayl cabdillaahi
Qofna haka sugin in uu ku caawiyo ee Adiga is xilqaan
daarood ha wiiqina intaan ugu walaacayey
iga wiin garee nacas kastoo weylo raac ihiye
aadam carab
24/05/2021
Cagaarweyne iyo howd shaxda cidhifyadeedii
Calcalyada xareedda ah cosobkii ka soo baxay
ciiddeenaan hoodoo cir ku hooray galabtii
Meeshan waa baliga kalshaale
Mid iyo labo iyo waxaad garanayso maanso ka hadlaysa howd soo qor
07/05/2021
Gobolka sool xuruntiisa laascaanood sawir arooryaad saymo roobaad
04/12/2020
Reer baladweyne waxy isku darsadee in ay marka dhahaan wabi baa nagu soo fatahaye dowladdu hana caawiso iyo dad soomaaliyeed marna ay dawladda u soo raacaan qabqablayaal dad iyo dalkaba doonaya in ay ku ciyaaraan oo midnimada dadka soomaaliyeed dhabar jabin kuwada
04/12/2020
Dollar ku waa lacag lagu farsameeyey dal shisheeye oo aan mustaqbal keeda lasaadaalin karin waxy noqon doonta waxaad moodaa in dad soomaaliyeed u arkeen lacag ay leeyihiin oo ay daadiyeen lacagtoodii qiima heediina dhul galiyeen soomaali waa dalka ugu lacagta jaban dunida sarifka lacagaha maxy ku dhacday?????
Maxaa keenay in aan lacagteenii dollars ka door bidno???
Maxaa keeny in aan aamino lacag dal shisheeye leeyahy???
04/12/2020
Farmaajo madaxweyne shacabku jecelyahy danaystayaashuna necebyihiin guulayso 2021 haddii dad shacabka ah kugu kalsoon yihiin waxba ka tarimayso hagar daamada kaba qaadyada πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄
Nolosha hadaf ka yeelo haddii aad tahy ruux bilaa hadaf ah waxad la mid tahy qof waddo haya oo meel uu u hayo aan garanyn lkn haddii aad waddo qaadid oo ay kuu xadidan tahy meesha aad ku wajahantahy dhibkasta ha kugu ahaato waad gaadhi lkn haddii kale oo aad u socotid meel aan kuu xadidnayn waadna daali waqtiguna wuu kaa dhamaan
Qorshe yeelo meel mara waqtigaaga qiimee
Saahid maxamed
21/11/2020
Abiya Ahmed wiilkii isbiday awoodda ciidan iyo tigree maxaa kala haysta
21/11/2020
Murashaxa xanuunka NISA la daalaadhacaya oo markii uu xaqiiqsady doorasho danysi in aysan ka dhici karan waddan ay u taliliso NISA ayuu Radio kulmiye iska shaty π€£π€£π€£π€
Libaxu haddii uusan duhurka ku jireen waxba ma cuneen dadku k**a cabsadeen
Biyuhu haddii ay meel iska fadhiyaan xumaadaan lkn haddii ay socdaan saafi garoobaan
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Laascaanood