Al-Qudwah Primary School

Al-Qudwah Primary School

Share

Al qudwah primary school waa madal aqooneed oo leh akhlaaq wanaagsan, kuna dadaasha horumarinta aqoonta iyo tarbiyadda ardayda.

26/05/2026

Mu’asasada Al Qudwah waxay dhammaan ardayda, waalidiinta iyo macallimiinta ku wargelinaysaa in la geli doono fasaxa Ciidda.

📅 Bilowga Fasaxa: Talaado, 26 May 2026
📅 Dhammaadka Fasaxa:Sabti , 30 May 2026

Waxaan Alle ka baryeynaa inuu inagu gaarsiiyo Ciidda caafimaad, nabad iyo barwaaqo. Sidoo kale waxaan dhammaan bulshada u rajaynaynaa Ciid Mubaarak.

Maamulka Mu’asasada Al Qudwah
Las-Anod, Sool

゚viralシ

Photos from Al-Qudwah Primary School's post 18/05/2026

Shirkii maamulka iyo Macalimiinta mu’asasada Al-qudwah.

Malinimadii Khamiita oo ay, taariikhduna ahayd 14/05/2026, waxaa qabsoomay shir ay yeesheen maamulka iyo macalimiinta Dugsiyada Al Qudwah.

maamulka dugsiyadu waxay ku booriyeen macalimiinta dadaal, wada shaqeyn iyo ilaalinta tayada waxbarashada.

゚viralシ
゚viralシ





17/05/2026

Al-Qudwah Primary School

゚viralシ

Photos from Al-Qudwah Primary School's post 14/05/2026

Qaybta 2aad shahaada siinta aradayda

Photos from Al-Qudwah Primary School's post 14/05/2026

Sawiro Qaybta 1aad sooxidhitaanka tar tan aqooneedkii u socday aradayda mu,asasada Al-Qudwah

゚viralシ

Photos from Al-Qudwah Primary School's post 14/05/2026

TartanAqooneedkii oo Lasoo Gabagabeeyey
ــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــ

Waxaa saaka oo Khamiis ah si rasmi ah loo soo gabagabeeyey tartankii aqooneedkii u socday ardayda dugsiyada Al Qudwah. Tartanka ayaa ku dhammaaday jawi wanaagsan oo dhiirrigelin leh, iyadoo fasalka 1B uu ku guuleystay kaalinta koowaad.

Sidoo kale, waxaa munaasabadda lagu guddoonsiiyey abaalmarinno ardaydii ka qayb gashay tartanka, si loogu dhiirrigeliyo dadaalkooda iyo horumarkooda aqooneed.

Al-Qudwah Primary School
゚viralシ

11/05/2026

Hablaha fasalka 1B ee dugsiga Al-Qudwah Primary School, waxaa ka muuqata akhlaaq iyo aqoon run ahaantii.

゚viralシ

09/05/2026

Challenge xiisa badan oo ay sameyeen fasallka 4aad ee Al-Qudwah Primary School
# ゚viralシ

Photos from Al-Qudwah Primary School's post 07/05/2026

Maanta oo ay taariikhdu tahay 7 May 2026, ayaa ardayda dugsiyada Al Qudwah Primary School loo qabtay kulan ballaaran oo ay isugu yimaadeen maamulka, macallimiinta iyo ardaydu. Macallimiinta ayaa ardayda u jeediyey wacyigelinno kala duwan, waxaana sidoo kale markii dambe la shaaciyey natiijadii wareegga labaad ee tartankii aqooneedkii sannadlaha ahaa.

Sidoo kale, waxaa Final-ka u soo gudbay fasallada 3aad iyo 1B.

Want your school to be the top-listed School/college in Laascaanood?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Wadajir, Saamalay
Laascaanood
252