Dugsiga Hoose Dhexe Ee Cilmi

Dugsiga Hoose Dhexe Ee Cilmi

Share

CILMI SCHOOLS
TAYO & TACLIIN

19/02/2025

Waxa aannu saaka abaalmarinno guddoonsiinnnay ardaydii kaalmaha h**e ka galay imtixaankii teeramka.

12/01/2025

Hambalyo guud ahaan shacab weynaha SSC-KHAATUMO.

08/12/2024

Dugsiga Hoose Dhexe Ee Cilmi oo soo gabagabeeyey tartan aqooneedkii Kalka h**e ee sannad dugsiyeedka wuxuuna maamuusay fasalkii ku guuleystay.

16/11/2024

Dugsiga Hoose Dhexe Ee Cilmi ayaa saaka oo sabti ah abaalmarinno guddoonsiiyey ardaydii kaalmaha h**e ka gashay imtixaan bileedkii.

09/10/2024

Maamuulka iyo macalimiinta Dugsiga Hoose Dhexe Ee Cilmi ayaa saaka maamuusay ardaydii kaalmaha h**e ka gashay imtixaankii sannad dugsiyeedkii 2023-2024.

Sidoo kale waxaa dugsiga ka qabsoomay daabuurkii isbuuclaha ahaa ee ay ardaydu kusoo bandhigi jireen aqoon is weydaarsiga.

šŸ”ˆLocation:Dugsigu wadada xabaalaha ayuu dhinaca qorrax kasoo baxa ka saaran yahay.

02/10/2024

Daabuurka subaxlaha ah ee Dugsiga Hoose Dhexe Ee Cilmi.

Location:Qorrax kasoo baxa waddada xabaalaha.

13/06/2024

Ardayda Dugsiga Hoose Dhexe ee Cilmi Oo Imtixaankii Sannad Dugsiyeedku usoo Dhammaaday.

15/05/2024

Dugsiga Hoose dhexe ee Cilmi Oo Soo Gabagabeeyey Tartan Aqooneed ka socdey.ā¤

Photos from Dugsiga Hoose Dhexe Ee Cilmi's post 25/11/2023

Barnaamijka Daabuurka Subaxlaha Ah Ee Dugsiga Hoose Dhexe Ee Cilmi .

Laascanod- Sool-Somalia

Want your school to be the top-listed School/college in Laascaanood?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Xaafadda Sayyidka
Laascaanood