26/10/2021
Hanaqaad Academy Laascaanood
Hanaqaad Academy is a private school based here in Laascanood just behind Hass petroleum. Hanaqaad Academy is divided into 3 parts.
(1)Primary school (2) Adults Education (3) Evening English Classes.
26/10/2021
24/10/2021
Waxbarashadu waa mustaqbalka ilmahaaga,
Si aad u hesho waxbarasho Tayo leh h**e u gaadh Hanaqaad academy
0634498721
24/10/2021
Laga bilaabo wada hadalka aasaasiga ah ee ingriska ilaa xirfadle, annaga oo ah Hanaqaad akadeemiyada ayaa idinla Socon doonnaa oo dhan, nagu soo booqo xafiiskayga ama naga soo wac 0634498721, waxaan joogna magalada Laascaanood.
24/10/2021
waxa aan barano ayaa qayb ka noqda qofka aan nahay.
waxbarashadu waa iftiin, waxbarashadu waa awood, waxbarashadu waa furaha mustaqbal wanaagsan
24/10/2021
We are situated behind Hass petroleum on the second main road
kusoo dhawoow dugsiga hoose dhexe ee Hanaqaad Academy .
Schoolka oo ku bixi doona luuqada Englishka
waxyaabaha aad ka heli doonta waxa ka mid ah schoolka oo ah hoose dhexe kabida waxbarashada dadka waawayn luuqadaha iyo farsamada Gacanta
Hanaqaad Academy waxa uu ku yaal laamiga labaad wax uu ka dambeeya kaalinta Hass
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
00100
Laascaanood
679