Optimus Academy

Optimus Academy

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Optimus Academy, Computer training school, Dabaqa Ramadan, Gooladda, Laascaanood.

Optimus Academy has been established as an Academy in Somalia that provides IT Training & Solutions to a multifaceted information technology industry by satisfying the demands of a knowledgeable customer base since 2021.

16/02/2025


πŸ“’ Kusoo Biir Kooraska Suuq-geynta hab Dhijitaal DIGITAL MARKETING, Optimus Academy!

Optimus Academy waxay kuu diyaarisay kooras dhamaystiran oo ku saabsan suuq-geynta dhijitaalka ah Digital Marketing si aad u barato xirfado casri ah oo faa’iido badan leh.

πŸ–₯ Maxaad baran doontaa?
βœ… Suuq-geynta Facebook & Instagram
βœ… Xirfadaha nashqadaynta
βœ… Isticmaalka Hawl-fudeediyeyaasha aad u baahantahay
βœ… Abuurista istaraatiijiyad suuq-geyn iyo goob bandhigeed oo online ah

πŸ“ Goobta: Optimus Academy
πŸ“ž Macluumaad dheeraad ah: 634229207 - 634168267

12/01/2025

Hal-abuurka Naqshadeynta Garaafyada (Garaphic Design)
Si aad hal-abuurkaaga ugu beddesho xirfad, Ku soo biir Koorsada Naqshadeynta Garaafyada (Graphic Design) oo baro xirfadaha lagama maarmaanka u ah inaad ku guulaysato dunida tartanka badan ee naqshadeynta!
Waxaad Ku Baran Doontaa:
🎨 Aasaaska Naqshadeynta Garaafyada
πŸ’» Adeegsiga Barnaamijyada Adobe (Photoshop, Illustrator)
πŸ“ Sameynta Sumadaha iyo Astaamaha Ganacsiga
πŸ“± Naqshadeynta Garaafyada Baraha Bulshada
Ku diyaar ah
βœ… Macalimiin Khibrad Leh oo ku soo Shaqeeyay xirfadan
βœ… Mashaariic Gacmeed & Tababar diyaarin Curinta nashqadaada gaarka ah
βœ… Shahaado Markaad Dhamaysato
βœ… Talooyin Ku Saabsan Shaqada Freelancing & Dhisidda Faylkaaga
πŸ“ Goobta? Optimus Academy, Laascaanood, Sool, Soomaaliya
πŸ“… Goorta? Isdiiwaangelintu waa Hadda, Koorsooyinka Waxay Bilaabanayaan Dhawaan!
Nala soo xiriir oo booskaaga sii xajiso!
Tirada Boosaska Waa Xaddidan Tahay! Ha seegin fursadan oo hadda bilow safarkaaga naqshadeynta garaafyada.
Nala Soo Xiriir:
πŸ“ž Wac: 63 4229207 – 63 7470945
πŸ“§ Email: [email protected]
🌐 Booqo: www.optimusacademy.org
Naqshadee mustaqbalkaaga maanta!

10/12/2024

Ka Faa'iidayso Fursadaada Firaaqada Waqtiga oo Ka Qaybqaado Kooraska Kombiyuutarka Aasaasiga ah ee Optimus Academy!

πŸ–₯️ Faahfaahinta Kooraska:
Baro aasaaska Microsoft Windows 10 iyo Microsoft Office (Word, Excel, PowerPoint) kooraskan loogu talagalay bilowga. Haddii aad dooneyso inaad horumariso xirfadahaaga shaqsiyeed ama kuwa xirfadeed, tani waa fursadaada koowaad ee aad uga mid noqon karto Qoyska Tiknoolojiyada casriga ah.

πŸ“š Waxyaabaha Aad Baran Doonto:
βœ… Sida loogu shaqeeyo Windows 10 si xirfad leh
βœ… Maaraynta faylasha iyo galalka
βœ… Abuurista dukumiintiyo xirfad leh adiga oo isticmaalaya Microsoft Word
βœ… Diyaarinta xogta iyo xisaabinta meheradaada adiga oo isticmaalaya Microsoft Excel
βœ… Naqshadeynta soo bandhigyo iyo khudbado muuqaal qurux badan leh adiga oo isticmaalaya PowerPoint

🎟️ Tirada Ardayda La Qaadanayo: 20 Arday

πŸ“… Taariikhda Bilowga: 20/12/2024

πŸ’» Ku soo biir Optimus Academy maanta si aad uga bogato xirfadaha kombiyuutarka ee aad ugu baahan tahay adduunka casriga ah.

πŸ“ž Nala Soo Xiriir Hadda si aad booskaaga u xajisato! 63-4229207, 63-4977793, 63-4496918, 63-4214241

05/12/2024

waxa ay Optimus Academy Furtay Isdiiwaangelinta Course cusub Accounting+QuickBook ah oo loogu diyaarinayo bartayaasha noqoshada xisaabiyeyaal. ka faa'iidayso fursadan qaaliga ah oo hada isdiiwaangeli iskana diiwaan geli numberska hoos ku qoran.

634229207
634977793
Optimus Academy

01/12/2024

πŸŽ“ Start Your Journey in Computer Science! πŸŽ“

πŸš€ Optimus Academy in collaboration with Alpha University brings you a Diploma in Computer Science program designed to equip you with the skills to excel in today's digital world!

βœ… Why Choose This Program?

Accredited Diploma with Alpha University Certification
Expert instructors and hands-on training
Flexible learning options to suit your schedule
Pathway to advanced degrees or immediate job opportunities
πŸ“… Limited Seats Available β€” Don’t Miss Out!
πŸ“Œ Register Today and take the first step toward your bright future!

πŸ“ Optimus Academy: Your gateway to success!
πŸ“ž Call us now at 634496918-634229207-634977793.

πŸ’‘ Empower your future with cutting-edge knowledge!

25/11/2024

Optimus Academy waxay ugu bishaareyneysaa dhammaan bahda waxbarashada jecel iyo aqoonyahannada mustaqbalka in is-diiwaangelinta iyo qaadashada ardeyda cusub ee Diploma of ICT (Information Communication Technology) ay hadda si rasmi ah u furan tahay.

Barnaamijkan oo ay wada fulinayaan kulliyada ICT ga ee Jaamacadda Alpha University iyo machadka culuumta tiknoolajiyadda ee Optimus Academy ayaa ah barnaamij fursad weyn siinaya qof kasta oo raba inuu ka mid noqdo xirfadlayaasha tiknoolojiyadda kaas oo saameyn weyn ku yeelandoona suuqa shaqada iyo horumarka bulshada, waxaana loogu talagalay in ardeyda lagu siiyo aqoon ballaadhan iyo xirfado casri ah oo ku saabsan macluumaadka tiknoolojiyadda iyo isgaarsiinta, wuxuuna muhiim uyahay
Barashada xirfadaha aasaasiga ah iyo kuwa sare ee IT-ga, sida software development, networking, iyo data management system sidoo kale diploma Dan ayaa bixi doonta maalmaha khamiista iyo jimcaha (Weekend Classes).

Sidaa darteed xafiiska ICT ga jaamacadda iyo akadeemiyadda Optimus waxay si wada jir ah ugu boorrinayaan ardeyda dhigata kulliyadaha kale ee Jaamacaddaha iyo cidkasta oo daneysa inay kusoo biiraan program kan oo ka caawin doona inay gaadhaan riyooyinkooda xirfadeed.

Hadaba si aad isu diwaangeliso booqo xafiisyadda diwaangelinta ee kala ah:

1: Xarunta weyn ka soo horjeedka Dabaqa Ramadan, Gooladda , Laascaanood, Somalia

Ama wixii faahfaahina wac numbarada hoos ku qoran:
Phone Call: +252-634496918|0634977793/634229207



Photos from Optimus Academy's post 29/10/2024

Hambalyo

27/10/2024

Waxa Optimus Academy Ay Qaadanaysaa Arday Cusub Oo Computer Applications Ka Tababar Ku Qaadan Doonta Mudo 4 bilood Ah Lana Bilaabi Doono 01/11/2024. Waxa Aad Iska Diiwaan Gelin Karta Whatsapp Numberka Hoos Ku Xardhan Sidoo Kale Waxa Aad Iska Diiwaan Gelin kartaa Xarrunta Optimus Academy Laascaanood, Ka Danbaysa Dahabshiil Bank.

Mahadsanid
Optimus Academy

Photos from Optimus Academy's post 26/10/2024

Hanbalyo dhaman ardayda dhamaystay Design ma mahadka Optimus academy

Waxay sameyeen projects kala duwan

01/10/2024

Optimus academy #

Photos from Optimus Academy's post 25/09/2024

Professional public speaking training in Optimus Academy Laascaanood
634496918_634229207

Photos from Optimus Academy's post 24/09/2024

Examination of computer literacy Sept 24, 2024.

Want your school to be the top-listed School/college in Laascaanood?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Dabaqa Ramadan, Gooladda
Laascaanood
252