Plasma University -Kismayo Campus

Plasma University -Kismayo Campus

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Plasma University -Kismayo Campus, Education, Kismayu.

15/08/2026

Maamulka Sare ee Jaamacadda Plasma waxay Farxadda dabaal-degga la wadaageysaa dhammaan Ardayda Fasalka 12aad ee ka gudubtay Imtixaanka Qaranka.

Waxaan Alle idinkaga Rajaynaynaa Mustaqbal ifaya iyo Horumar Waxbarasho

Photos from Plasma University -Kismayo Campus's post 13/08/2026

Hambalyo Ardayda Kaalmaha Ugu Sarreeya (Top 3) ee Kulliyadda IT-ga (Bachelor of Information Technology).





13/08/2026

OGEYSIIS! OGEYSIIS!

๐ŸŽ“ Jaamacadda Plasma โ€“ Xarunta Webi Jubba waxay ogeysiinaysaa dhammaan ardayda ka qalin-jabisay dugsiyada sare ee dalka in ay furantahay is-diiwaangelinta takhasusyada kala duwan ee Jaamacadda, sannad-waxbarasheedka ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” - ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ7.




Photos from Plasma University -Kismayo Campus's post 27/07/2026

Hambalyo Ardayda Kaalmaha Ugu Sarreeya (Top 3) ee Kuliyadda Kalkaaliyayaasha (Bachelor of Sergical nursing ).





Photos from Plasma University -Kismayo Campus's post 26/07/2026

Hambalyo Ardayda Kaalmaha Ugu Sarreeya (Top 3) ee Kuliyadda Beeraha (Bachelor of Agriculture).





Photos from Plasma University -Kismayo Campus's post 25/07/2026

Hambalyo Ardayda Kaalmaha Ugu Sarreeya (Top 3) ee Kuliyadda Cilmiga Kombiyuutarka (Bachelor of Computer Science).





Photos from Plasma University -Kismayo Campus's post 24/07/2026

Hambalyo Ardayda Kaalmaha Ugu Sarreeya (Top 3) ee Kuliyadda Maamulka Dadweynaha (Bachelor of Public Administration).





Photos from Plasma University -Kismayo Campus's post 27/06/2026

Waxaa si rasmi ah u soo gabagaboobay Imtixaanka K**a Dambeyska ah (Final Exam) ee kulliyadaha kala duwan ee Jaamacadda Plasma โ€“ Xarunta Webi Jubba, Sanad Waxbarasheedka 2025โ€“2026.






Photos from Plasma University -Kismayo Campus's post 20/06/2026

Waxaa si wanaagsan uga bilowday imtixaanka k**a dambaysta ah (Final Exam) ee Semester-ka 2-aad ee sanad-dugsiyeedka 2025โ€“2026 ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฃ๐—น๐—ฎ๐˜€๐—บ๐—ฎ, Xarunta Webi Jubba.

Want your school to be the top-listed School/college in Kismayu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Kismayu