Hadiad ubaahantahay inaad baraha bulshada Lacag kasamayso adigoo baranaya xirfada Digital sales and marketing booqo Tayo Digital Hub ama Wac lambarkaan:+252771891675
FG: isdiwaangalinta way socotaa ee yaan lagaa buuxin
Tayo Digital Hub
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Tayo Digital Hub, Computer training school, Kismayo.
21/10/2025
Dhamaan Dhalinyarada ree Kismaayo ee doonayo inay Onlineka lacag kasameeyan, Waxay Tayo Digital Hub ogaysiinaysaan inay Bilaabatay isdiwaan Galinta Courseka "Digital marketing" ka ah Cashiradunna ay bilaaban doonan 1da Bisha November 2025.
π» Courseska ay TAYO bixinayso:
β
Suuqgeynta iyo iibka dijitaalka ah (Digital Sales & Marketing)
β
Barashada Kombiyuutarka (Computer Literacy)
β
Barashada Luqadaha (Languages)
Tayo Digital Hub waxay xooga saareysaa dhallinyarada iyo bulshada si ay u helaan xirfado wax ku ool ah oo kor u qaada shaqo-abuurka iyo fursadaha dijitaalka ah.
π Goobta: Aargo, Kismaayo
π La xiriir: +252 771 891 675
π― Ha sugin isbeddelka. Adiga abuuro! Ku biir hadda oo billow safarkaaga.
13/10/2025
Ogaysiis!! Ogaysiis!!
Waxaa la ogaysiinaya dhamaan dhalinyarada ku nool magaalada Kismayo inay Tayo Digital Hub qabanayso workshop kii labaad kaaso lagu baran doono "sida xirfadaha Digitalka ah ay u xalin karaan Shaqo la'anta dhalinyarada"
Hadii aad xiisaynayso inaad ka faidaysato workshop kaas fadlan galabta jimcaha ah imoow xarunta machadka oo kutaalo wadada aargo ama wac lambaradan.
Phone number: +252771891675
Phone number: +252617912032
WhatsApp:+252771891675
Waxaa farxad inoo ah inan qabanay munaasabad eey isugu yimaaden dhaman buulshada qeybaheda kala duwan taaso aan oga hadalnay xirfadaha kala duwan ee online-ka lagaga shaqaysan karo, sida suuqgeynta iyo iibka casriga ah, sameynta content-ka, iyo sida dhalinyaradu uga faaβiideysan karaan fursadaha internet-ka.
Waxaan aad ugu faraxsanahay in dhalinyaro aqoon iyo waayo-aragnimo u leh suuqyada online-ka ay nala wadaageen fikrado qiimo badan oo uu kamid yahay Farah Ibrahim oo muddo badan kudhex jiray suuqyada online-ka, iyo Abdirahman Mohamed Dool oo kamid ah Madaxda TDH.
TAYO Digital Hub (TDH) waa xarun dhalinyarada lagu barayo xirfadaha Digital-ka ah si ay ula jaanqaadaan suuqa casriga ah ee koraaya.
Wixii fahfaahin ah nagalaso xirir: +252 771891675
17/07/2025
Kulan aan uga hadleenay xirfadaha Digital ka gaar ahaan sida online looga shaqeesto adigoon wax lacag kaaga bixin ayaan ku qabanahay kismaayo.
Waxaa Kulanka marti ku ahaa Farah Ibrahim oo wax badan kasoo shaqeeyay online Digital.
kulanka ayaa waxaa kasoo qeebgalay dhalinyaro badan oo aad u xiiseneysay barnaamijkaan
30/06/2025
Exciting News!
Tayo Digital Hub is hosting a FREE webinar on How to Make Money Online! πΈ If you've been looking for ways to earn money online and gain valuable insights, this is your chance! π₯οΈπ‘
π
Date: 16th July 2025
π Time: 3 PM
π Location: Cascaaseey Hotel
π¨βπ« Main Speaker: Farah Ibrahim, Team Leader at StepUp.One
Farah brings extensive experience working with global clients and will share his journey and tips on making money online in today's digital world.
Don't miss out! Register Now and start your journey to financial freedom. ππ
https://docs.google.com/forms/d/1M7dcHddGtVEdiCqqGMhpdwTzP-G5dDuWaNJfT8sMIK0/edit
For more info, contact us at:
π +252771891675
Are you ready to make money online? Enroll our classes.
Welcome to Tayo Digital hub
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Kismayo