Horyal Modern College -kismayo

Horyal Modern College -kismayo

Share

A high standard college in Kismayo-Somalia

23/08/2026

Hambalyo, oo uso baxday wareega xiga.

23/08/2026


Alpha City AC (Level 5) πŸ†š Young Beder (Level 8B)
πŸ“… Sunday, 23 August 2026
πŸ“ Kulmiye Stadium
⏰ 5:00 PM

Yaad u rajeyneysaa guusha?

Photos from Horyal Modern College -kismayo's post 22/08/2026

Galabta waxaa si buuxda inogu furmay koobka tartanka lagu maamuusayay ee HMC kaasoo ay ka qeybgalayaan dhowr iyo toban fasal oo ka kala socda dhmn xarumaha machadka.
Tartanka waxa lagu daahfuray kooxaha ku kala ciyaarayay magacyada
Iyadoo ay ugu dambeyn guusha raacday kooxda sidatay macagaca

22/08/2026

Ee Horyal Modern College

DAAH FURKA TARTANKA SANDGUURADA HMC.
YAAD U RAJEYNEY SAA GUUSHA?

15/08/2026

Hambalyo dhammaan ardayda Somaliyed ee ka gudubtay ee dugsiga sare.
Farxadiina waa farxadeena.

07/08/2026

02/08/2026

!
Fursaddaada barashada English-ka hada ha seegin!
Ku soo biir Horyal Modern College (HMC) oo hel waxbarasho tayo leh.
βœ… CEFR-Based Curriculum
βœ… Professional Teachers
βœ… All English Levels
πŸ“ Sinai | Dalxis | Ol-Ole
!
πŸ“ž 61 4104486 | 61 9675053
HMC – Learn Today, Lead Tomorrow.

01/08/2026

Karibu HMC!
Fasalka Cusub oo Kiswahili ah ayaa ino furmaya! Learn Kiswahili with experienced teachers and improve your communication skills.
Jiunge nasi leo – Elimu ni ufunguo wa maisha!
Building Minds, Inspiring Futures.
Isdiiwaangeli maanta

30/07/2026

Guul kastaa waxay leedahay sheeko, horyaal kastana wuxuu leeyahay safar.
Muuqaalkan wuxuu soo koobayaa xusuustii quruxda badnayd ee xafladdii abaalmarinta tartamada HMC, halkaas oo lagu maamuusay dadaalka, hibada, iyo guulaha ay gaareen ardaydeennu.
HMC – Where talents starts!

Photos from Horyal Modern College -kismayo's post 23/07/2026

Proud moments. Happy faces. Great achievements. Congratulations to all

Want your school to be the top-listed School/college in Kismayo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Siinaay, Farjano Village
Kismayo