Shidalka deeganka Somalia war bixintan waa khalad sida looga dhiibayo waxad mooda in lago raali galin dawlada dhexe warka ninka hadlaaya waxu ku soo cel celi dawlada Ethiopian laakin su aasha la weydiiyo k**a jawaabayo
Cadaaladu waa xaq
Pagen waxd ugu timaata cadaalad iyo wanaaga wararka suuban
information about my home page is a you successful to open antime you well get a news Available to you win and enjoyed so please welcome to usa and see this page reader all news on the wolrd
28/08/2022
Canfarta jab iyo halaag baa laraacey dagaaladi maal mahan kasocdaya iyaga iyo Tplf qax dhimasho baro kaca iwm
15/08/2022
Gobolka sitti mah mid sida lamoodi ah waa meel ay Abasiiniya rabto in ayna somalia dagin
15/08/2022
Wataas Canfar aya ku dukan hayan candhoofa salaad shukti Caruurtina wakuwaas qqxaya iyga oo waalidkod lago hordilaya
15/08/2022
In manata aya Canfar xoog ku qatato Riiga iyo dhamaan qabkisi baabuurti booyadihi aya leedahay xukuumad dds oo ah riiga casri ah kaas oo nooca G 23 lago farsameeyo dalka Talyaanigq
06/07/2022
Share
Tijaabi Nasiibkaaga Mid Kamid ah Waxaa Ku Xusan $1000-doller Oo Aad ka Soo qaadi doonto Xawaalada kugu dhaw Waxaa Taabo gelisay Salaam Somali Bank , Guuleystaha Waxaa Si gaar ah Ula Soo Xiriiri doona Guddiga Qiimeeynta Natiijada Tijaabi Nasiibkaaga.
Maadama Lagu jiro Tobankii Maalmood Ee Barakeysan Ee Bisha Dhul°Hija Qaarkiina H**e Uga barateen Barnaamij Nuucaan ah Bishii Ramadaan Ee Aan Soo dhaafnay Waxaa Si gaar ah Loola Socosiina Dadkii Ku guuleystay Abaal Marinada Tan Hadda K**a Qayb geli doonaan
, Kaliya Waxaa Ka Qayb qaadan doono Dadka Aan H**e Uga qayb gelin Barnaamijkaan Tijaabi Nasiibkaaga Waxaa Taaba gelisay Bankiga Caalamiga ah Ee Salaam Somaali
Sidaad Ogtihiin Salaam Somali Bank Oo ah Hormuudka Bankiyada Dalka Ayaa Waxeey Jeceleysatay Ineey Faraxd geliso Daweeynaha Somaliyeed Ee Ku Xidhan Adeegyadeeda Hufan Sido Kale Fursad Gaar ah Siineyso Asxaabta Sharafta badan Ee Ku Xidhan Bogga Sh. Said Osman
`Haddaad Shuruudaha Sida Ugu Saxsan U Fulisid Waxaa Hubaal ah Inaad guuleysan doonto.
Barnaamijkaan Waxaa Uu Soconayaa 1 Usbuuc Wuxuu Soo Xidhmayaa 15/07/2022
SHURUUDAHA LAGA RABO TARTAMAH
1. Waa Inaad Soomaali Tahay Ka Soo Jeedo Shanta Somali Mid Ka Mid ah
2. Waa in Aanad guuleyste H**e aheeyn
3.Share garee Postigan ilaa 3group
4.Like iyo Follow Dheh Page.ka
5. Soo Qor Magac , Lambarka iyo Magaalada
Waxaad Ka dooraneysaa Nasiibkaaga Hal Lamber Oo Ku dhax Jiro Intaan Tirooyiin ah Ka bilaabaato 10................................1000 Number
Guul Wacan
03/07/2022
Kani waa sawiir ku xigeebnka wasaarada xanaanada xoolaha jubalnda waxu ahan jiraya ayuu dib u xusussaya wuuna ilaaway hada waxu yahay . Waa ibraahim cabdi xasan . Wasir ku xigenka waxu si bare ah gacantisa ugo jirtay Dr .A.raxmaan sh maxanuud Bacaluul ( Qase ) oo ka soo jeeda degmada Afmadow . Dr Qase wa dhakahra wax ku soobartay jaamacadah dalka iyo dibadiisa wan ku shega ah wasir ku xigenku ayaa sidaas udakhrey bastooladna madaxa uga garaacey shaqdina la boriyay waxuna sheegey in uu aano h**e u sidilayo dr qase . Waa rer gadood kani
29/06/2022
Cadalad darda kajirta dds musuqa eexda iyo ku tagrifalida awooda xukuumada ddz maha mat horay loo arakay
28/06/2022
Waxan layaabey ad somalia ahan jiray kuna dhashay diinta islaamka oo ay waalidkod yihin wali islaam aya kabaxay diinta ismaalka marka hadana maba aha siday yihin kuwa aya raaceen aha kufarat ama crshtanka ah xita amaba aaminsana jiritanka ilaahay kuwan somalia da meesha ay kuwa crishanka aha ee iyaga kasaaray diindoodi ay aamnsan yihin jiritanka Allaah oo ay diidan yihin kaliya N.maxamed kaliya SCW . Marka bal fiiri shalay ayay soo galeen.diinta Crishtanka marakaas ayay diidan yihin jiritanka Laaah
Jabhadi farmaaju ee gado oo diiday in ay kusoo biiran dawlada Cusob ee somalia
Waa lagareystay mana soo noqon hayo abit
26/05/2022
Sixir bararka kudhoftey dds waa mit kula gal ah waayo lama arkin m.weyne dhan oo sidhib yar isaga dhaha waxba k**a qaban karno howshaas baaxadaa leh ee shacabka haysta waxay umuuqta in uu si kutal gal ah usameyn hayo mustafe si uu uarko baahida shacabka
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Kismayo