23/08/2026
ππ TOP STUDENT | KISMAYO ADULT SCHOOL
Hambalyo dhammaan Ardayda Kismayo Adult School! ππ
Guushu waxay ka dhalataa dadaal, joogteyn, dulqaad iyo rabitaan waxbarasho. Arday kasta oo dadaala wuxuu leeyahay fursad uu ku gaari karo horumar iyo mustaqbal wanaagsan. πͺβ¨
π English Language | Kiswahili Language | Computer Course
π Maryan Khamiis, Kismayo
π +252 618 583 770
19/08/2026
π KUSOO DHAWAADA DIIWAANGELINTA CUSUB 2026/2027!
Kismayo Adult School waxay si rasmi ah u furay diiwaangelinta ardayda cusub ee Dugsiga Hoose iyo Dhexe ee sannad-dugsiyeedka 2026/2027.
π Waxaad ka heli doontaa Kismayo Adult School
β
Waxbarasho tayo leh oo heer sare ah
β
Macallimiin khibrad iyo aqoon leh
β
Deegaan waxbarasho oo ammaan iyo nidaam leh
β
Anshax, edeb iyo horumar waxbarasho
β
Kobcinta aqoonta iyo kartida ardayda
β
Diyaarinta ardayda mustaqbal wanaagsan
πMustaqbalka Ifiya wuxuu ka bilaabmaa Waxbarasho Wanaagsan.
Ha seegin fursaddan muhiimka ah.
π Diiwaangeli ilmahaaga maanta!
π Goobta:Kismayo, Jubaland β Somalia
π 61 8583770
π +252 614 848 429
π KISMAYO ADULT SCHOOL
Waxbarasho Tayo Leh β’ Anshax β’ Mustaqbal
β¨ βWaxbarasho maanta, Mustaqbal ifaya.β
07/08/2026
π Welcome to Kismayo Adult School
We are committed to providing inclusive, flexible, and quality education for youth and adults who missed the opportunity to complete their formal education.
Our mission is to empower learners with the knowledge, skills, and confidence needed to achieve academic success, improve employment opportunities, and make meaningful contributions to their communities.
At Kismayo Adult School, we believe it's never too late to learn.
Join us and build a brighter future through education.
Kismayo Adult School
Knowledge β’ Skills β’ Success
_______________________________________________
π Kusoo Dhawoow Kismayo Adult School
Iskuulka Dadka Waaweyn ee Waxbarashada | Aqoon β’ Xirfad β’ Guul
Ku soo dhawoow bogga rasmiga ah ee Kismayo Adult School.
Waxaan u heelannahay bixinta waxbarasho tayo leh, dabacsan, oo loo wada siman yahay si loo taageero dhallinyarada iyo dadka waaweyn ee aan fursad u helin inay dhammaystiraan waxbarashadoodii rasmiga ahayd.
Hadafkeenna waa inaan ku qalabeyno ardayda aqoon, xirfado, iyo kalsooni si ay u gaaraan guul waxbarasho, u helaan fursado shaqo oo wanaagsan, ugana qayb qaataan horumarinta bulshadooda.
Kismayo Adult School, Waxaan Aaminsanahay in aysan waligeed daahin in wax la barto .
Nagu soo biir maanta, Halkan ku dhis mustaqbal ifaya adigoo waxbaranaya.
Kismayo Adult School
Aqoon β’ Xirfad β’ Guul
26/07/2026
π’ OGEYSIIS DIIWAANGELIN
Waxaa si rasmi ah u furan diiwaangelinta ardayda cusub ee Kismayo Adult School ee sanad-dugsiyeedka 2026β2027.
Ma doonaysaa inaad horumariso aqoontaada oo aad dhisto mustaqbal ifaya? Kaalay Kismayo Adult School, halkaas oo aad ka heli doonto waxbarasho tayo sare leh, macallimiin khibrad leh, iyo jawi waxbarasho oo dhiirrigeliya guusha.
β
Diiwaangelintu way socotaa hadda.
β
Fursaddu waa u furan tahay dhammaan ardayda cusub.
β
Iska diiwaangeli maanta xarumaha Kismayo Adult School.
π Wixii faahfaahin ah kala xiriir:
061 858 3770
061 484 8429
π Kismayo Adult School
Aqoonta β’ Xirfadda β’ Guusha
26/07/2026
π’ OGEYSIIS DIIWAANGELIN
Waxaa si rasmi ah u furan diiwaangelinta ardayda cusub ee Kismayo Adult School ee sanad-dugsiyeedka 2026β2027.
Kaalay Kismayo Adult School, halkaas oo aad ka heli doonto waxbarasho tayo sare leh, macallimiin khibrad leh, iyo jawi waxbarasho oo dhiirrigeliya guusha.
β
Diiwaangelintu way socotaa hadda.
β
Fursaddu waa u furan tahay dhammaan ardayda cusub.
β
Iska diiwaangeli maanta xarumaha Kismayo Adult School.
π Wixii faahfaahin ah kala xiriir:
061 858 3770
061 484 8429
π Kismayo Adult School
Aqoonta β’ Xirfadda β’ Guusha
24/07/2026
ππ€ πππππ πππππππππ π€π
Kismayo Adult School waxay dhammaan ummadda Muslimiinta ah u rajaynaysaa Jimco barakeysan.
Alle ha inaga Aqbalo Cibaadadeenna, Hana inoo Dhaafo Dambiyadeenna, Hana inagu mannaysto nabad, caafimaad iyo barwaaqo.
Jumco Wanaagsan dhammaantiin. πΏ