GULWADE PRIMARY & SECONDARY SCHOOL

GULWADE PRIMARY & SECONDARY SCHOOL

Share

Waa bogga rasmiga ah ee dugsiga guulwade kismaayo.

25/03/2026

๐ˆ๐ง๐ง๐š๐š ๐ฅ๐ข๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ก๐ข ๐ฐ๐š ๐ข๐ง๐ง๐š๐š ๐ข๐ฅ๐š๐ฒ๐ก๐ข ๐ซ๐š๐š๐ฃ๐ข๐œ๐ฎ๐ฎ๐ง

Maamulka iyo macallimiinta Iskuulka Guulwade waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ๐”๐ฌ๐ญ๐š๐š๐ ๐—๐š๐ฌ๐š๐ง ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ž ๐ฑ๐ข๐ซ๐ฌ๐ข geerida ku timid hooyadii Marxuumad ๐ƒ๐ก๐ฎ๐›๐š๐๐จ ๐…๐š๐š๐ซ๐š๐ฑ

Ilaahay ha u naxariisto marxuumadda, qabrigeedana ha u waasiciyo, Jannatul Fardowsana ha ka waraabiyo. Samir iyo iimaan haka siiyo qoyskeeda iyo dhammaan ehelka ay ka baxday.

Photos from GULWADE PRIMARY & SECONDARY SCHOOL's post 23/03/2026

HAMBALYO FORM FOUR-B๐Ÿ†๐Ÿ†
Sawiro.

20/03/2026

Galabta iyo salaxa Xaafadda Guulwade.

19/03/2026

Ciid wanaagsan.

Photos from GULWADE PRIMARY & SECONDARY SCHOOL's post 16/03/2026

Sawirada kulankii finalka shala.

16/03/2026

Kulanka k**a dambaysta ah ayaa la gaaray! Form 4-B vs 8Aad โ€“ yaa qaadi doona koobka? ๐Ÿ†โšฝ.

15/03/2026

Hambalyo 8-A.

15/03/2026

๐Ÿ”ฅ FINAL JUNIORS โ€“ Ciyaarta Goโ€™aanka ๐Ÿ”ฅ

Maanta waxaa si weyn loo sugayaa ciyaarta k**a dambaysta ah ee tartanka Juniorska.

Kooxaha 6AAD iyo 8AAD-A ayaa isugu soo haray final-ka kadib tartan adag oo ay soo mareen. Labada kooxoodba waxay muujiyeen dadaal, xirfad iyo isku duubni.

โšฝ Ciyaartan oo lagu qabanayo Garoonka Gul-wade School Stadium , waxay noqon doontaa mid xiiso iyo xamaasad badan leh.

๐Ÿ† Yaa qaadi doona koobka Juniorska?
Taageerayaashu ha u diyaar garoobaan kulankaan xiisaha leh.

14/03/2026

SEMI- FINAL

13/03/2026

SEMI-FINAL

09/03/2026

Kulanka galabta waa mid xiiso badan.

08/03/2026

FULL TIME.

Want your school to be the top-listed School/college in Kismayo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Kismayo