Kismayo School Students' Association

Kismayo School Students' Association

Share

Halkani Waa Page Ka Rasmiga Ee Midowda Ardayda Dugsiyada Dagmada Kismaayo.

31/05/2026

Doorashadii Gudoonka cusub ee midowga ardayda iskuulada dagmada kismaayo.

Photos from Kismayo School Students' Association's post 31/05/2026

TAARIIKH: 30/5/2026

Doorashada gudoonka cusub ee midowga ardayda iskuulada dagmada kismaayo Ayaa ka dhacday hoolka jaamacada plasma Halkaas oo lagu doortay Gudoomiyaha cusub ee hogaamin doona midowga ardayda Danad dugsiyeed-yada 2026-2028 *mohamed ahmed shukri*

Hambalyo

31/05/2026

>HAMBALYO HAMBALYO<

Waxaan U hambalyaynaynaa Mohamed ahmed shukri oo loo doortay gudoomiyaha midowga ardayda dugsiyada dagmada kismaayo ee sanad dugsiyeedka 2026-2028.

Alle Hakula garab galo Masuuliyada Culus ee ardaydu kuu dooratay.
Hambalyo

Photos from Kismayo School Students' Association's post 20/05/2026

MUSHARIXIINTA GUDOOMIYAHA MIDOWGA ARDAYDA SCHOOLADA KISMAAYO.

Maanta oo ay taariikhdu ahayd 20/5/2026, waxaa Soo idlaatay Shahaado siinta Musharixiinta gudoomiyaha midowga ardayda schoolada dagmada kismaayo, Taasoo doorashadeeda loo madlanyahay isbuuca soo socta taariikhduna tahay 25/5/2026 Maalinta isniinta, Taas oo ay ku tartami doonaan 3 musharax ee hoos ku xussan.

1. Carays hussen nuur, oo ka tartamaya schoolka guul-wade.
2. Mohamed ahmed shukri, oo ka tartamaya schoolka Beder.
3. Ciid cali yuusuf, oo ka tartamaya schoolka jubba.

Alle waxaan ka rajaynaynaa In uu nabad noogu soo dhameeyo.

09/05/2026
Photos from Kismayo School Students' Association's post 07/05/2026

TAARIIKH: 06/05/2026
QAYBTII LABAAD.

Photos from Kismayo School Students' Association's post 07/05/2026

TAARIIKH: 06/05/2026

MIDOWGA ARDAYDA DUGSIYADA DAGMADA KISMAAYO AYAA QABTAY BANAAMIJ MUHIIM U AHAA ARDAYDA FORM FOUR GA EE DAGMADA KISMAAYO, KAASOO CIWAANKIISU AHAA JIHAYNTA IYO TALO-SIINTA ARDAYDA FORM FOUR GA EE IMTIXAANKA QARANKA.

WAXAANA SOOJEEDIYIYAAL KA AHAA, AGAASIMAHA IMTIXAANKA IYO SHAHAADOYINKA WASAARADA WAXBARASHADA OO ARDAYDA TALO WANAAGSAM KA SIIYAY OO KUSAABSAN IMTIXAAKA QARANKA SIIYAY. IYO PROF MOHAMED RASHIID DURE OO ISAGUNA ARDAYDA USAMEEYAY JIHAYN WANAAGSAN OO KUSAABSANEED SIDA UGU WANAAGSAN EE ARDAYGU KU XULAN KARAYO KULIYADA KU HABOON.

GABA GABADII IYO GUNAANADKII, GUDOOMIYAHA WAXBARASHADA DAGMADA KISMAAYO MR ALI IBRAAHIM KHAYRE AYAA ARDAYDII FIR FIRCOONEED EE KA SHAQEEYAY SANADKAN ARIMAHA ARDAYDA GODOONSIIYAY SHAHAADO SHARAFYO.

04/05/2026

Ha seegin fursaddaan muhiimka ah!
Oo ka soo qayb gal barnaamijka si aad uhesho jihayn sax ah.

Barnamij Ka wuxu dhici doona:
Malinimada: arbacada.
📅 Taariikhdaa: 06/052026.
⏰ Waqtiga: 3:30 galabnimo.
📍Goobta: Hotel Kulmis.

Mahadsanidiin.”

Photos from Kismayo School Students' Association's post 04/05/2026

🎓 Ardayda Form Four, waxaa idiin imaanaya macallimiin si gaar ah idiin hagi doonto:

🎤 Mohamed Rashid Durre
Mowduca:
➡️ Doorashada takhasuska kugu habboon.

🎤 Nuur Abdullahi Jigre
Mowduca:
➡️ Talooyin muhiim ah oo ku saabsan imtixaanka qaranka.

💡 Tani waa fursad aad ku heli karto hagid dhab ah iyo talooyin guul ah.

👉 Ka soo qaybgal barnamij Ka oo ka faa’iidayso!

Barnamij Ka wuxu dhici doona:
Malinimada: arbacada.
📅 Taariikhda: 06/052026.
⏰ Waqtiga: 3:30 galabnimo.
📍Goobta: Hotel Kulmis.

Mahadsanidiin.”

03/05/2026

𝗦𝗵𝗮𝗮𝗰𝗶𝗻 𝗿𝗮𝘀𝗺𝗶 𝗮𝗵.

Waxaa dhawaan la qaban doonaa barnaamij wayn oo ay soo qaban-qaabiyeen Midowga Ardayda Dugsiyadd Kismaayo oo kaa shanaayo Wasaaradda Waxbarashadda hiddaha iyo tacliinta sare ee Jubbaland.

BarnaamijKu wuxu ku saabsan yahay
jihaynta iyo talo-siinta ardayda form four.

𝗪𝗮𝘅𝗮𝗮𝗻𝗮 𝗱𝗶𝗶𝗿𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗹𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗮𝗮𝗿𝗶 𝗱𝗼𝗼𝗻𝗮:
👉 sida ugu wanaagsan ee ardayga ugu diyaar garoobi lahaa imtixaanka qaranka.
👉 iyo sida saxda ah ee uu ardayga u dooran lahaa takhasuska Ku haboon.

𝗕𝗮𝗿𝗻𝗮𝗺𝗶𝗷 𝗞𝗮 𝘄𝘂𝘅𝘂 𝗱𝗵𝗶𝗰𝗶 𝗱𝗼𝗼𝗻𝗮:
Malinnimada: arbacada.
📅 Taariikhda: 06/052026.
⏰ Waqtiga: 3:30 galabnimo.
📍Goobta: Hotel Kulmis.

Mahadsanidiin.

Want your school to be the top-listed School/college in Kismayo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Kismayo