10/09/2025
*Traing*
๐๐ข๐ฌ๐ฆ๐๐ฒ๐จ ๐๐ง๐ฌ๐ญ๐ข๐ญ๐ฎ๐ญ๐ ๐or ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐ก ๐๐ง๐ ๐๐จ๐ฆ๐ฆ๐ฎ๐ง๐ข๐ญ๐ฒ ๐๐๐ฏ๐๐ฅ๐จ๐ฉ๐ฆ๐๐ง๐ญ!
Waxa uu qabanayaa tababar ku saabsan, ๐๐ง๐ญ๐ซ๐จ๐๐ฎ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐ญ๐จ ๐๐จ๐๐ข๐๐ฅ ๐๐จ๐ซ๐ค ๐๐๐ฌ๐ข๐๐ฌ, kaas oo lagu falaqaynayo doorka adeegayasha bulshadu ku leeyihiin horumarinta bulshada iyo sida ay u horseedi karaan isbedel togan iyo kobaca bulshada.
06/09/2025
๐๐ข๐ฌ๐ฆ๐๐ฒ๐จ ๐๐ง๐ฌ๐ญ๐ข๐ญ๐ฎ๐ญ๐ for ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐ก ๐๐ง๐ ๐๐จ๐ฆ๐ฆ๐ฎ๐ง๐ข๐ญ๐ฒ ๐๐๐ฏ๐๐ฅ๐จ๐ฉ๐ฆ๐๐ง๐ญ!๐. Machadku waxa uu dib u bilaabay casharradii iyo tababaradii xirfadaha.
25/11/2023
Machadka Jaamacadda Kismaayo oo ka duulaya magaca uu ku suntan yahay ee ah hormarinta bulshada ayaa seminar aqoon korodhsi ah u qabtay ganacsatada yar-yar ee magaalada kismaayo, ciwaanka seminar kuna waxa uu ahaa " The evolution of small businesses in the digital era" seminar kanu waxuu ka caawin doonaa ganacsatadan soo koraysa in ay hormariyaan hab ganacsigooda mustaqbal ka dhaw.
02/08/2021
XASUUSIN...
Maanta waxaa bilaabanaya Courskii M&E. ๐น๐
waa ..๐ข๐
waa 3:00 pm. Galabnimo.โฐ
wali is diiwaan galin, Fursadda ka qayb galkaaga barnaamijkan waa mid taagan haatan.๐โ๏ธ๐
Contact Now: ๐ฅ ๐ฅ๐ฅ
๐0615533502
๐0617036566
24/07/2021
Monitoring and Evaluation
Sidaan Horay idiinku balan qaadnay waxaa isqoristiisu bilaabatay Kooriskii magaciisu ahaa, M&E.
Koorirskan waa mid kamida koorsooyinka ugu muhiimasan cilmiga maamulka iyo maanaraynta waana kooriska ay ugu baahida badanyihiin ardayda ka qalin jabisay jaamacadaha iyo shaqaalaha haayadaha gaar ahaan maamule yaasha Mashaariicda kala duwan.
Hadaba hadaad sugaysay kooriskan horay u soo gaar Macadka oo Hoostaga Jaamacadda Kismaayo, si aan lagaa buuxin soo booqo Macadka oo durba is diiwaan gali, ama la soo xiriir taleefanada kala ah.
0617036566 / 0615533502
05/07/2021
OGAYSIIS!
Bismillaahi raxmaani Raxiim
Macadka Kismayo Institute of Research and Community Development , wuxuu idiin soo gubinayaa Tababar ku saabsan ama
adeega macaamiishu waa laf dhabarka ganacsiyada kala duwana, waana shaqada ay isku dhaafaan shirkadaha isku jaadka ah ee tartanku ka dhaxeeyo, ganacsi waliba heerka uu muhiimad siiyo macaamiishiisa ayuu suuqa ku yeeshaa inta badan.
Diraasaadku waxay sheegaan in Halka Macmiil ee kaa taga isagoo qanacsan uu usii sheegi doono qiyaastii saddex qof oo kaliye, Halka Macmiilka kaliya ee isagoon qanacsanayn kaa dhaqaaqa uu usii sheegi karo qiyaastii Sagaal qof oo kale, Taas oo ina tusaysa muhiimadda ay leedahay in ganacsiyadu horumariyaan Qaybta adeega macaamiisha.
Hadaba tababarkan wuxuu ku baran doonaa ardaygu waxayaabahan soo socda:
*Who are Customers?
*Why is it important?
*Identifying customer needs
*Effective and ineffective communication skills
*Questioning and listening techniques
*Telephone techniques
*First impressions
*Why customers complain
*Handling complaints positively
iyo waxayaabo kale oo badan.
loogu talagalay barnaamijkan:
1- Shaqaalaha Shirkadaha & Bangiyada
2- Ganacsatada
3- Ardayda Jaamacadaha.
is diiwaan galintu waxa ay ka socotaa xarunta Macadka oo ku taala dhismayaasha ,
tirada la qaadanayo way koobanta. Yaan lagaa Buuxinin horay u gaar
Wixii faahfaahin ah kala xiriir
0615533502 / 0619726935
18/02/2021
Waxaa si quruxbadan u soo idlaaday maalinkii shalay Workshop ama Tababar ku saabsanaa XIRFADDA FAGAARE KA HADALKA, "The Art of Public Speaking" kaas oo muddo saddex maalmood ah socday, iyadoo ardaydu ay maalinkii ugu dambeeya practice sameeyeen ...
Allaa mahadleh.
07/02/2021
ART OF PUBLIC SPEAKING.
FAGAARE KA HADALKA.
Ma ka cabsataa inaad ka hadashid dadka hortooda.?!๐ง
Ma naxdaa markay ku soo wada eegaan jamaahiirtu.?!๐ฌ
Hadalku ma kaa kala lumaa, markaad fagaaraha timaadid?!๐
Ma jeceshahay inaad noqotid hadal jeediye wanaagsan.?!๐จโ๐ค๐ฉโ๐ผ
Ma doonaysaa in loo dhegraaricyo hadlkaaga?!๐
haday jawaabtaadu "HAA" tahay.
macadka of researcha and community development (KIRCD), wuxuu kuu keenay Tababar aad ku baran doontid . courskan waxayaabaha aad ku baran doontid waxaa ka mid ah...
lagaga gudbo cabsida jamaahiirta hortooda.
hadal jeedinta.
diyaarinta mawduuca aad jeedinaysan.
luuqadaha jidhka.
iyo waxayaale kaloo badan..
horay u soo gaar.
is diiwaan galintu waxay ka socotaa xarunta macadka.
Taariikh: Talaado, 09/02/2021
Xilliga: 8:00-10:00 Am Subaxnimo.
Mudada: 3 maalmood.
Wixii faahfaahin dheeri ah la soo xiriir talefanada:
: 0615533502
: 0614845959
31/10/2020
Time is what we want most, but what we use worst!
Knowing how to manage your time at work can reduce stress, increase output and improve your ability to function effectively.
Effective time management training can help you learn the fundamental aspects of successfully managing your time and boost your ability to get more done each day.
28/10/2020
"Training"
---------------
---------------
Macadka Wuxuu qabanayaaTababar ku saabsan "Maaraynta_wakhtiga"
,
Ma doonaysaa inaad waqtigaaga si waxtar leh?
Ma kugu hawlahu?!
Ma kaa jadwalku?!
Ma wayday sidaad u kala lahayd hawlahaaga?!
Ma inaad ka waqtigaaga?!
Ma doonaysaa inaad yoolalkaaga si fudud?!
Hadaba nagala soo qayb gal Tabarkan muhiimka ah si aad u qaadatid xirfado kala duwan oo aad ku horumarin kartid naftaada
waqtigaagana ku qorshayn kartid.
Is diiwaan gali inta aan lagaa buuxin is qorโ
: 0615533502/0614845959
: Hoolka
: 1/11/2020
: subax 8:00-10:00am
: 3 Days