Hambalyo Ciidul Fitriga dhammaan macalimiinta, waalidiinta iyo ardayda 🌙🎉📚
Ilaahay ha idinka aqbalo cibaadadii bishii Ramadaan, hana ka dhigo Ciiddaan mid farxad, nabad iyo barwaaqo leh. Macalimiinta waxaan u rajaynaynaa dadaalkooda ajar iyo guul, waalidiintana samir iyo barbaarin wanaagsan, ardaydana horumar iyo mustaqbal ifaya.
Ciid Mubaarak dhammaantiin ✨
Dhobley primary and secondary school
Dhobley Primary and Secondary School
21/11/2025
Waxaan hambalyo & boggaadin ku aadan munaasabadda 21-ka November ee maalinta macalinka Soomaaliyeed u dirayaa dhamaan macalimiinta mal walbo ay ka joogaan Dunida
Want your school to be the top-listed School/college in Kismayo?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Dhobley
Kismayo