13/05/2026
Kismayo, 12-5-2026, Maamulka dugsiga iyo macallimiinta ayaa abaalmariyey ardaydii ku guuleeystay tartan aqooneedka ee dugsiga Horyaal.
Maamulaha dugsiga ayaa u hambalyeey fasalka 7aad ee guuleeystay tartanka, isagoo tilmaamay ahmiyadda ay leedahay guusha iyo dadaalka ay bixiyeen.
Sidookale Maamulka ayaa u mahadceliyey gudiga tartan aqooneedka oo dadaal, juhdi, diyaarin, agaasin iyo maareyn intaba bixiyey.
Fasalka ayaa la gadoonsiyey abaal-marin iskugu jirto bilad, shahaado sharaf iyo agabka waxbarashada.
Hambalyo Hambalyo
Dhammaad
Xafiiska war-faafinta ee dugsiga Horyaal
05/04/2026
22/03/2026
19/03/2026
10/03/2026
08/03/2026