09/05/2026
Maamulka Machadka Culuumta Caafimaadka Jubaland (JMTC) wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ardayda kulliyadaha kala duwan ee Midwifery, Laboratory, Nutrition iyo Qualified Nursing oo manta 8/5/2026 u fadhiistay imtixaanka final-ka ah ee JMTC.looga gudbayay semester cusub.
Machadku wuxuu ardayda u rajeynayaa guul iyo horumar waara, wuxuuna ku dhiirrigelinayaa inay sii labanlaabaan dadaalka waxbarasho, aqoon iyo anshax, si ay mustaqbalka ugu diyaar garoobaan ka qayb-qaadashada bixinta adeegyo caafimaad oo tayo leh, xirfadeysan, kana faa’iideysta bulshada reer Jubaland.
Guul baan idiin rajeyneynaa dhammaantiin.
Mustaqbalkiinnu waa ifaya
2026
26/04/2026
CPR & Recovery Position Training in Action
After one month of intensive First Aid training, our Auxiliary Nursing students are confidently practicing CPR and the Recovery Position using international standards.
✔️ keeping airways open & preventing choking
✔️ Mastering CPR: hand placement, depth & rhythm
✔️ Learning lifesaving First Aid skills
Topics include ware covered DRABC, CPR (all ages), choking, bleeding control, shock, burns, fractures & more.
At JMTC, we believe in learning by in action.
Enroll today and become a lifesaver in your community!
23/02/2026
Machadka jmtc college wuxuu qaadanayaa fasalo cusub oo nutrition ah xiliga waxbarashada waa khamiis iyo jimce is diwaan gelin waxay ka socotaa xarunta machadka ama naga soo wac 0618029995 ka faaideysi wacan