Jubbaland International University

Jubbaland International University

Share

JIU is a student focused university and it counts its success with every graduate who leaves the campus doors to pursue further educational

11/06/2020
07/05/2020

TACSI

INAA-LILAAHI WAINAA-ILEYHI RAAJICUUN. Dhamaan Maamulka Ardayda iyo Macalimiinta Jaamacadda Jubbaland International University (JIU) Waxay Tacsi u dirayaan Geeridii ku timid Allaha u naxariistee Marxuumad Farxiyo Jamac, oo ku geeriyootay Xalay Magaalada Kismaayo, Waxaana Alle uga baryaynaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo Eheladii Qoyskii iyo dhamaan Bahda waxbarashada iyo Dhakhaatiirta Kismaayo ee ay ka baxday Marxuumadda waxaan leenahay Samir iyo Iiimaan Allaha naga siiyo,

Aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaamiin

07/05/2020

TACSI

INAA-LILAAHI WAINAA-ILEYHI RAAJICUUN. Dhamaan Maamulka Ardayda iyo Macalimiinta Jaamacadda Jubbaland International University (JIU) Waxay Tacsi u dirayaan Geeridii ku timid Allaha u naxariistee Wasiirkii waxbarashada iyo tacliinta sare ee Jubbaland Marxuum Macalin Maxamed Ibrahim, oo muddooyinkii u danbeeyayba ku xanuunsanaa Dalka Dibaddiisa, Marxuumka waxaan Alle uga baryaynaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo Eheladii Qoyskii iyo dhamaan Bahda waxbarashada Soomaaliyeedna ee uu ka baxay Marxuumku waxaan leenahay Samir iyo Iiimaan Allaha naga siiyo,

Aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaamiin

Photos from Jubbaland International University's post 10/03/2020

.

Photos from Jubbaland International University's post 10/03/2020

Kulankii Jaamacadda Jubbaland International University iyo Ardayda Dugsiyada sare ee Kismaayo.

Photos from Jubbaland International University's post 10/03/2020

. And Schools Meeting.

07/08/2019

OFFICIAL: BENADIR University Kismayo is now accepting applications for the undergraduate admissions of the Academic year 2019/2020. This is another opportunity for you to be part of this great institution and its family. Come and join BENADIR Family. Please, share this message with your family and friends.

Want your school to be the top-listed School/college in Kismayo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Fanole Village, Kismayo Port Street, Next Ex. Asasey Hotel
Kismayo