15/05/2026
مدرسة أحمد بن حبنل الأساسية والثانوية - كسمايو الصومال - بتأسيس 1998م
مدرسة أحمد بن حنبل الأساسية والثانوية هي من أشهر المدا?
فهي مدرسة أحمد بن حنبل الأساسية والثانوية ... والتى أسست في عام 1992م، ويكفي بها فخرا أنها أوَل مدرسة أسست في مدينة كسمايو بعد إنهيار الحكومة المركزية، وأنها أوَل مدرسة تخرّج منها طلاب ثانوية، وذلك في العام الدراسي 2005/2006م، وتخرّج منها كثيرٌ من الطلاب والطالبات، كما نالوا منالاً في التعليم، وأحرزوا درجات ومستويات متفاوتة مثل: الدبلومات، والبيكالورياسات، والماجيستيرات، والدكتوراه في ربوع البلاد وخارجه.
15/05/2026
21/11/2025
Hambalyo Hambalyo!
Maalinta macallimiinta Soomaaliyeed
meel kasta oo ay dunida ka joogaan, waxaan leeyahay Hambalyo iyo bogaadin gaar ah.
Mahadsanidiin macallimiin — waxaad tihiin iftiinka bulshada, udub-dhexaadka waxbarashada, iyo kuwa jiilasha soo koraya hagta.
Doorka Macallimiinta Soomaaliyeed ee Bulshada
Macallimiintu waxay bulshada Soomaaliyeed ka yihiin tiirka ugu muhiimsan horumarka. Waxay:
Kor u qaadaan aqoonta iyo wacyiga bulshada, iyagoo caruurta iyo dhalinyarada baraya xirfado iyo anshax.
Horumariyaan bulshada mustaqbalkeeda, maadaama jiilka ay maanta wax baraan uu yahay hoggaamiyeyaasha berri.
Dhisaan qiyamka iyo akhlaaqda, iyagoo ku barbaariya ardayda ixtiraam, dadnimo iyo karti.
Ka shaqeeyaan nabadda iyo midnimada, maadaama ay yihiin dad isku xira bulsho kala duwan, oo jiil walba u gudbiya faham iyo wadaniyad.
Amaan Yar oo Ku Socota Macallimiinta Soomaaliyeed
Macallimiinta Soomaaliyeed waa dad adkaysi badan oo ku shaqeeya duruufo adag, haddana weligood k**a harin gudashada waajibaadkooda. Waa halyeeyo aan marna la illaawi karin, kuwaas oo:
U adeegga ardayda iyagoo mararka qaar aan haysan qalab ku filan, haddana bixiya tayada ugu wanaagsan ee ay heli karaan.
Qalbiga ku haya hal-ku-dhigga ah: “AQOON LA''AAN WAA IFTIIN LA'AAN.”
30/11/2024
Hambay Hambalyo
Afhayeenka cusub ee Midowga Ardayda Dusgiyada Degmada Kismayo, Faarax Cabdullahi Maxamed.
Kana mid ah ardayda dhigata dugsiga Ahmed bin hambal school in kismayo somalia .
26/10/2024
# Caleemo Saarka Gudoomiyaha Cusub Ardayda Axmed Binu Xanbal sanad dugsiyeedka 2024-2025 # Khalid Abdirizack Ali.
21/04/2017
JADWALKA IMTIXAANKA FINALKA FASALKA 12aad 2016-2017
21/04/2017
JADWALKA IMTIXAANKA FINALKA FASALKA 12aad 2016-2017
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Website
Address
Kismayo-Alanley
Kismayo
445