معهد الأنوار الأساسي والثانوي- في مدينة كسمايو

معهد الأنوار الأساسي والثانوي- في مدينة كسمايو

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from معهد الأنوار الأساسي والثانوي- في مدينة كسمايو, Education, Kismayo.

05/08/2026

بسم الله الرحمن الرحيم
Hampalyo Hampalyo Hampalyo Hampalyo
Maamulka iyo macallimiinta machadka Al anwaar معهد الأنوار الأساسي والثناوي waxay tahniyada la wadaagayan ardayday 10ka kaalmood u h**eya ka soo muqday

Photos from ‎معهد الأنوار الأساسي والثانوي- في مدينة كسمايو‎'s post 24/07/2026

Waxa si rasmi ah u furmay daraasadi ama wax barashada machadka Al ANWAAR معهد الأنوار الأساسي والثناوي
Maamulka iyo macallimiinta machadka waxay abaalmarino kala duwan gadoonsiyeen ardaydii kaalmaha h**e ka gashay imtixanki laqaaday sanadkan si aay u dhiiragaliyan ardayda

23/07/2026

📢 OGEYSIIS MUHIIM AH 📢

Ogeysiis! Ogeysiis! Ogeysiis!

Waxa la ogeysiinayaa dhammaan waalidiinta, ardayda, iyo bulshada ku nool magaalada Kismaayo iyo nawaaxigeeda in Machadka Al ANWAAR (معهد الأنوار الأساسي والثانوي) uu si rasmi ah dib ugu furmayo waxbarashada maalinta Khamiista, taariikhduna ku beegan tahay 23/07/2026.

Waxaan si diirran u soo dhoweynaynaa dhammaan ardaydii h**e iyo ardayda cusub si ay uga faa'iidaystaan waxbarasho tayo leh iyo deegaan waxbarasho oo wanaagsan.

Goobta: Machadka Al ANWAAR
Taariikhda Furitaanka: Khamiis, 23/07/2026

Ku soo dhowaada sanad waxbarasho cusub oo guul iyo horumar leh.

Maamulka Machadka Al ANWAAR

Photos from ‎معهد الأنوار الأساسي والثانوي- في مدينة كسمايو‎'s post 15/07/2026

Waxa si habsami leh u soo dhamaaday imtixanki shahaadiga eey qaadeysay dallada al teysiir
Maamulka iyo macallimiinta machadka Al ANWAAR معهد الأنوار الأساسي والثناوي waxay u rajeynayan ardayda 8aaka iyo 12aaka guul iyo natiijo ay ku farxaan

Photos from ‎معهد الأنوار الأساسي والثانوي- في مدينة كسمايو‎'s post 10/07/2026

Hampalyo Hampalyo Maamulka iyo macallimiin machadka Al ANWAAR الأنوار الأساسي والثناوي waxay u rajeynaya dhamaan ardayda imtixanka k**a galaayo guul iyo natiijo wanaagsan

Photos from ‎معهد الأنوار الأساسي والثانوي- في مدينة كسمايو‎'s post 12/06/2026

بسم الله الرحمن الرحيم
KHAMIIS 11 juun 2026
Waxaa si habsami leh noogu daah-furmay imtixaankii k**a dambeysta (final-ka) ahaa ee sanad-dugsiyeeka 2025/2026.
Waxaan u rajeyneynaa dhamaan ardayda natiijo wanaagsan.

MAHADSANIDIIN❤️

17/02/2026

BISMILLAAHI RAXMAANI RAXIIM

Waxaan waalidiinta, ardayda iyo dhamaan bulshada ku xeran Bogga mac-hadka ogeysiineynaa in mac-hadka uu ahaa FARAC, Haddase FARAC-nimadii uu ka baxay oo waxa uu qaatay istiqlaalo sababo jira awgood, taasina ay keentay in xog badan oo uu magaca (midka hadda bogga ku qoran) u horreeyo wax laga bedelo. Marka magaca waxaa lagu beddeay:

13/02/2026

Asc wr wbr
Saakay doorashada godoomiyaha ardayda ee mac-hadka Al-Azhar oo noo qabsoontay waxa ka dhacday wiil yar oo ardayda kamid ah oo lagu magacaabo Maxamuud Xasan Maxamed ayaa yiri waxaan u codeeynaayaa madaxweyne farmaajo. codsi: waxan codsaneyna in la gaarsiiyo farmaajo iyo nabad iyo nolol si uu u kafaalo qaado ardaygas waxbarashadiisa.

26/12/2025

WARGALIN MUHIIM!!

Bulshada ku nool magaalada Kismaayo waxaa lagu wargalinayaa in mac-hadka Al-Azhar faraciisa 1aad uu markale qaadanayo fasallo cusub taariikhdu markay tahay 01/01/2026
Maalinta khamiista ah iyo Jimcaha.

Machadka waxaa hadafkiisa ah in uu diyaariyo oo uu soo saaro jiil Xambaarsan Culuumta shareecada islaamka iyo maadiga, waxaana ka qalin jabisay intuu aasaasnaa dufcado kala duwan, waxaana kuugu diyaar ah maamul wanaagsan iyo macallimiin khibrad sare u leh soo saarista arday tayeesan.

Wuxuu ku yaalaa Mac-hadka xaafada Olole gaar ahaan iskoolka Barwaaqo qaybtiisa 2aad

Contact us:
Wa.me/+252612780200

Want your school to be the top-listed School/college in Kismayo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Kismayo
55555