AQOON IYO OGAAL

AQOON IYO OGAAL

Share

Live everyday like it's the last day of your life🙏

08/07/2024

Sheekha iyo Hooyada maxa kala Qapsaday😳😂

08/07/2024

Sheeg magaca loo yaqaaano❓

14/04/2024

Mucjisadii Xabi Alonso🏆🏅👏

14/04/2024

Mayeeey dhaheen 2024 horyaalka hal mar xataaa ma nalaga padinin aaaaaa😂

Photos from AQOON IYO OGAAL 's post 14/04/2024

Liverpool jug xun ku dhacday niyad ahaan ayay udhinteen maanta tartankana saas ugu baxday la dhihi karaa

fursadaha liverpool maanta ay qasaarisay waxay ku tusayaalka inuu meel kale usocda nunez,salah,jota iyo jones fursada cad ayay u cuneen

Europe leageu 3 goal iyo ka badan ma keeni doontaa liverpool mise klopp eber ayay diri doonaan

reer Arsenal iyo city hambalyo ganbar waa idiin toosay

12/04/2024

Kistaan hada hadii Jeepka lagugu rido waxa oogu horeeyo ee aad ku sameyn lahayd ila wadaag🤔

12/04/2024

Macalin Ten Hag, “Qof walba wax yar kubada ka taqaano ama naxariis yar leh wee fahmi kartaa in dhaawacyo nala hareen xeli ciyaareedkaan.”

Naxariis yar leh muxu ka wadaaa👆😂

10/04/2024

Yaa is leedahay Caawo waala duwanaaa🤔🔥

09/04/2024

Arsenal oo ka aarsatay bayern Munich waxeena lagashay bareejo qurux badan😅

09/04/2024

Hada ma aragtay faidada uu man city u leyahay jack grealish 100% waa werer kusoo baxaya man city taticada ay ciyaartu

Adiga muxuu kula muqday jack

09/04/2024

Real Madrid oo gurigeeda guul looga diiday,City oo ciyaar furan la ciyaartay Los Blancos.

Maxaad ku qiimeysay kulankan?

09/04/2024

Ciid wanaaagsan Qaraapo🤝❤

Want your school to be the top-listed School/college in Kismayo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Kismayo
4210876