04/07/2021
Hamda Technical Training Institute
Hamda Technical Training is a vocational non-profit institute.
04/07/2021
04/07/2021
Bisharo Bisharo Bisharo!
Bulsho weynta rer kismayo waxa loogu bishareynaya in xaruunta (Hamda Technical Training Institute) laga furay magalada kismayo.
Xaruuntu waxay bulshada bareysa:
1. Cunto karinta qeybaheeda kala duwan
2. Farsamada dhar tolida
3. Dhar karinta
4.sameynta shambooyinka iyo uunsiga.
5. Xirfadaha rinjiyeynta.
6 qurxinta timaha nocyada kala duwan
7 qurxinta wajiga jidhka
Hadaba bulshoy kusoo dhawada gacmo furan isdiwangalintu waxay bilabaneysa 17-07-2021.
Xaruuntu waxay kutala xafada sinay aga gaarka ceymiska.
Welcome to Hamda Technical training Institute.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Golol Street
Kismayo