25/08/2026
Waxaa xerta iyo bulshada reer kismaayo lagu casuumayaa xafladda Mawliidka Nabigeenna ﷺ, oo lagu soo bandhigayo mowduuca:
أخلاق النبي صلى الله عليه وسلم
Oo uu soo jeedinayo: Sheekh Calinuur Sheekh Aadan . Ka soo qaybgalkaaga waa sharaf iyo fursad aad ku baranayso Akhlaaqda Nabigeenna Muxammad ﷺ.
24/08/2026
23/08/2026