27/02/2021
Daarul Qalam Kismaayo Waa Madaraso Cusub oo laga Furay Magaalada Kismaayo Xaafada Farjano
Madarasado Waxay ushaqayn Doontaa Qaab Cusub oo Casri aha
Madarasada Waxaa lagu Bartaa Xifdinta Qur'aanka Kariimka aha iyo Tacliinta aas aasiga aha iyadoo Halkaas Diyaar Ku yihiin Macalimiin Xufaad aha.
Qaabka Cusub ee Madarasado Soo Kordhisay yaa aha in ilmuhu Subixii yimaado Madarsada Kadib Markuu Galinka H**e Qaato Cashirka Gurigii Ku laaban maayo Ee Wuxuu joogayaa Madarasada oo Looga Diyaariyay Qadadii
Hadana isla Galabkii yuu dib usii bilaabayaa Cashir Qaadashadiisii Galabnimadii Marka la Gaadho Xiliga Fasaxa yuu ilmahu usoo Laabanayaa Gurigii uu Saaka Kasoo Waxbarasho Tagay
Gee ilmahaaga Madarasadan Habka Cusub ushaqaynaysaa Ee Daarul Qalam Kismaayo
Wixii Faahfaahin aha Kala Xidhiidh Labarada Ku Qoran Boodhka.