14/05/2026
Barri oo ah Jumce, 14ka Bisha 5aad 2026 waxaa qabsoomi doonta Xafladda qalinjabinta dufcaddii Lixaad ee qaybta Tacbiirka, dufcaddii Shanaad ee qaybta far qurxinta.
Goobta ay xafladda ka dhici doonto waa xarunta machadka ee waaxda Kuuba, xaafadda Farjanno.