Sunrise Academy Of Scientific Subjects

Sunrise Academy Of Scientific Subjects

Share

Sunrise Academy Of Scientific Subjects waxa uu bixinayaa maadooyinka Dugsiga Sare ee kala ah
1. Mathematics
2. Physics
3. Chemistry
4. English
2. Maths
3. Arabic

Biology
waxaa kale uu bixinayaa maadooyinka Dusiga Dhexe ee kala ah :
1.

Photos from Sunrise Academy Of Scientific Subjects's post 07/10/2021
07/10/2021

Koorsooyinka cusub ee Dugsiga Sare (f 4 ilaa f 1 ) ee afarta maado Scientific ga sida
1. MATHS
2. PHYSICS
3. CHEMISTRY
4. BIOLOGY
waxa ay bilaaban doonaan isbuuuca soo socda maalinka Sabtida , 2.00pm- 6.00pm ( 2da duhurnimo ilaa 6da maqribnimo ) .i.a.
F.G. Ardayda fasaladda shahaadiga ah sida f 4 ka waxaa ay gali doonan every 2 weeks imtixaanadii h**e ee National ka ahaa si loo baro hababka loo wajahayo kashaqeynta Imtixaanaadka .
Waxaana meesha idin kugu diyaar ah 4 macallimiin oo aad utayaysan , afarta maado ee Scientific ga ahna isku mid utaqaana .ku soo dhawaada .

06/10/2021

Ogeysii Ogeysiis Ogeysiis !!!
Waxaa la ogeysiinayaa dadweenaha kudhaqan magaalada KISMAYO ,iyo inta daneysa oo ay kow ka yihiin ardayda , barashada Cilmiga Scientific ga in Machadka SUNRISE ACADEMY OF SCIENTIFIC SUBJECTS ay bixinayaan korsooyin ( coarse ) form 1 ilaa iyo form 4 maadooyinka kala ah :
1. Maths
2. Physics
3. Chemistry
4. Biology
Iyo koorsooyin Dugsiga Dhexe sida
1. English
2. Maths
3. Arabic
Wixii faahfaahin ah nalagala soo xiriir number rada kala ah
- 0619393890
- 0616870275

06/10/2021

Ogeysiis ogeysiis ogeysiis !!!
Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan bahda waxbarashada daneysa iyo ardayda kudhaqan magaalada kismayo iyo nawaaxigeeda in la furay Machadka Scientific ga ee Sunrise Academy oo kahaqab tiri doono ardayda baahoda uqabta maadooyinka Scientific ga sida
1. Mathematics
2. Physics
3. Chemistry
4. Biology
Iyo diyaarinta ardayda dugsiga sare ee form 4 ka iyo kuwa dugsiga dhexe ee Class 8 ka sida
1. English
2. Science
3. Arabic
kuwaasoo sameen doono Imtixaanka shahaadiga .
Machadka waxa uu kuyaalaa xaafada Guulwade gaar ahaan Isgoooska KALKAAL . Wixii faahfaahin ah nalaga soo xiriir tel no : 0619393890/0616870275

Want your school to be the top-listed School/college in Kismayo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Kismayo

Opening Hours

Monday 14:00 - 18:00
Tuesday 14:00 - 18:00
Wednesday 14:00 - 18:00
Saturday 14:00 - 18:00
Sunday 14:00 - 18:00