21/11/2025
Munaasabadda malinta macalinka soomaliyeed awgeed bahda Iftin Computer Institute waxa ay hamblyo iyo bogaadinba udirayaan dhammaan macaliminta somaliyeed gaar ahaan maamulaha iyo aasaasaha machadka ustaad
Waxaana Alle sw uga baryeena cimri dheer , caafimaad san iyo cibaado suuban guuleyso ustaad Idim Alle 🤲🫡
12/08/2022
مبروك مبروك مبروك ألف مبروك
Machadka waxa uu hambalyo iyo bogaadin diiran udiraya dufacdii labaad ee sanadkaan ka qalin jebinaysa runtii waxa ay ahaayen arday dadaal badan dadaalkii iyo juhdigii ay bixiyeen manta ayay miraheeda hayaan .
Waxan Alle sw uga baryeynaa in uu ku anfaco cilmigii ay barteen dhamantood insha allah 👏
23/07/2022
Machadka barashada computer-ka ee ICI waxa uu hamblyo iyo bogadin u dirayaa dhamaan ardadayda fasalka 8aad ee galay kaalimaha ugu horeeya imtixaanka shahaadiga Dowlad goboledka jubbaland si guud machafku waxa uu si gaar ah ugu hambalyaynaynaa oo ah arday dhigta dugsiga Iftin oo galay kaalinta 5aad ee Dowlad goboledka jubbaland odhan ama kaalinta 3aad iskuulada degmada kismayo sido kale oo iyadana gashay kaalinta 9aad waxay farxad wayn u tahay dhamaan bahda iftin oo guushaas usoo hoyiyen ardaydaas dadaalka badan hambalyo 👏
01/05/2022
كل عام وأنتم بخير تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال.
Dhamman bahda ICI waxa ay ugu hambalyeynayan ummada islamka malinka weyn ee ciidul fidriga khasatan dhaman umada somaliyeed mel walba ay joogan
Eid mubarak
31/03/2022
Ardayda machadka barashada computerka ee ICI ( Iftin Computer Institute ) ayaa maantay ufariistay imtixanka buugga 1aad ee barashada cilmiga computer-ka waxa aan urajeynaynaa ardaydaas natiijo qurux badan Insha Allah ......
27/01/2022
Hbalyo 💐 hambalyo 🥳 hambalyo .....
Machadku wxuu hambalyo diiran udirayaa dhamman ardaydii ay usoo idlaatay korsadii kombiyutarka waxa uuna urajeynayaa dhamman ardaydaas mustaqbal qurux badan Insha Allah 👏🎊👏🥳💐
25/01/2022
Welcome to Iftin Computer Institute