01/05/2025
Jubba primary school
EDUCATION IS THE BACKBONE OF THE LIFE
01/05/2025
01/05/2025
Xaflad Si Heer Sare Ah Loo Soo Agaasimay Ayaa ka qabsoontay Dugsiga Jubba primary School Arday Ku Soo Tartameysay Tartan Aqooneed
Ardaydaan Ayaa Isugu Jirtay Fasalada 1ilaa Fasalka 8aad Guushana Waxey Raacday Fasalka 2aad Sodoo Kale Waxaa Kaalinta Labaad Soo Galay 6aad
Waxaana Kasoo Qeyb Galashaasha Kamid Ahaa Waalidiin, Maamulayaasha Iskuulaadka Degmada Doolow, Culuma Udiin, Salaadiin
Waxaan Halkaan Mahadnaq Balaaran Ka Soo Jeediyay Qaar Kamid Ah Waalidiinta Ardayda Ayagoona Ku Farxay Sida Quruxda Badan Oo Ubudkooda Loogu Wax Baray
Ardaydii Gashay Kaalimaha Koobaad Iyo Labaad Ayaa Lagadoon Siiyay Hadiyada Isugu Jira Shahaadooyin Iyo Haddiyado kale
Waxaana Halkaasi Ku Soo Gaba gabowday Hafladii
Quruxda badneed
Jubba primary school
19/02/2025
READING CORNER π
01/09/2024
Ogeysiis
Waxaan dhammaan ardayda, waalidiinta, macalimiinta la ogeysiinayaa in dib loofuray iskuulka Jubba primary school
Diwaangelintu wey socotaa
Mudane; waalid canugaaga hakuu helo waxbarasho tayo sare leh ee soo booqo Dugsiga Hoose Dhexe ee Jubba
Somalia πΈπ΄ 1974
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Dollow
Kismayo
6533
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 13:00 |
| Tuesday | 07:00 - 13:00 |
| Wednesday | 07:00 - 13:00 |
| Saturday | 07:00 - 13:00 |
| Sunday | 07:00 - 13:00 |