21/06/2025
Mac'hadka maadooyinka scientific-ga ee AL-HILAL ACADEMY waxaa uu billaabaya fassalo cusub 2025-2026. tirada sanadkan la diwaangelinayo waa ay koobantahay si tayada ardayda loo ilaaliyo.
xarunta weyn ee mac'hadka waxa ay ku taalaa magaalada kismayo, xaafada farjano, agagaarka masajidka Calimukulli.
call or whatsApp +252619119935
01/02/2024
inshaAllah sabtida berri dambe ah taariikh 3/Feb/2024 Mac'hadka Al-Hilal Academy Waxa uu billaabi doonaa koorso Dagdag ah oo loogu talagaley ardayda fasalka form four gaar ahaan kuwa joogo magaalada Kismayo ee ah meesha uu mac'hadka Ku yaalo. fadlan gaarsiiya ciddii rabta una sheega waa boobsiis casharada waana lasoo kookoobi doonaa.
Koorsadaan waxaa xigi doono Hadduu Rabbi idmo.
1- Ka shaqeynta dhamman su'aalaha Buugga Muqararka
2- ka shaqeynta dhammaan sualihi Imtixanada Qaranka
3-Leyliyo iyo tartanno.
F.g Maadooyinka diirada la saarayo waxa ay kala yihiin: Biology, Chemistry, Physics iyo Mathematics.
wixii faahfaahin kala xiriir lambarka xafiiska +252619119935
25/12/2023
ALXamdulillah Muda Dheer kadib Page-ka AL-AL- HILAL Academy dib ayuu Noogu so noqday, inshaAllah Hada kadib waa naga warheli doontaan. Mahadsanidiin.
11/09/2021
Contests
Coming soon
With great rewards
11/09/2021
InshaAllah bisha nagu so aadan waxaa billaaban doona tartan aqooneed lagu tartamaayo afarta maado ee kala ah
Bio, Chem, Math, phy
18/08/2021
Taariikhda sawirka: Oct 2015.
Xilliga dhidibada loo aasay xarunta 1aad.
Ragan waa teamkii ugu horeyay ee ka aflaxay AL-HILAL ACADEMY