Dr Abdullahi Gurey

Dr Abdullahi Gurey

Share

surgeon consultant

Photos from Dr Abdullahi Gurey's post 07/07/2025

Hydroceletomy for 65y old male

Dr gurey general surgeon at MRH

25/06/2025

Pyloric Stenosis with Severe Malnutrition

This infant was admitted with pyloric stenosis and severe malnutrition, weighing 2.4 kg on arrival and 40 days old child. I performed a pyloromyotomy and initiated nutritional rehabilitation.

After 2 weeks of care, the child showed good recovery and was discharged at a weight of 3.4 kg.
Bukaankan oo la keenay Isbitaalka Guud ee Gobolka Mudug asagoo nafaqo daro ah oo misankiisu yahay 2.4 asagoo Jira 40 cisho qiimeyn ka dib waxaa ku xaqiiinay inuu la il darna xiranka ay iska gasho xiidmaha yaryar iyo caloosha oo u ogalaan iney gudubto cuna taasi oo sabab u ahayn nafaqo dara ilmhan Soo wajahday ka dhib qaliin aan u sameyay ilahan yar waxaa Rabi ku caafiyay alx hada laba isbuuc oo aanu ku haynaym qeybta nafaa darada ayuu helay misaan dhan 3.4kg.

وَأَحْسِنُوا ۛ إِنَّ اللَّهَ يُحِبُّ الْمُحْسِنِينَ
Dr abdullahi Gurey
Consultant general surgeon at MRH

24/05/2025

Waxan Ogaysiisiinaya dadweynaha gobalka Mudug anigoo ah dhakhtarka qaliimada guud iyo dhawac yada oo ka howl gala isbitalka guud iyo guryosamo clinic inaan dib u bilownay shaqooyinkii aan Bulshada u haynay.

Mahadsntihiin..

29/03/2025
05/09/2024

skin grafting

17/04/2024

waxa ALLAH nagu guleeyay ila 3 jir ah soo garay dhawac xabad ah oo lafta dhuuxa gashay inaan ka bixino
KGH
Dr gurey

Photos from Dr Abdullahi Gurey's post 08/09/2023

RTA skull injury open fracture with dura open

11/08/2023

بَارَكَ اللهُ لَكَ، وَبَارَكَ عَلَيْكَ، وَجَمَعَ بَيْنَكُمَا فِي خَيْر.

28/07/2023

Newborn with tachypnea. What's the diagnosis?

Want your school to be the top-listed School/college in Kismayo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Kismayo Main Road
Kismayo