H. E Farah Muktar Daud

H. E  Farah Muktar Daud

Share

Deputy minister of Planing and international cooperation, Jubbaland state of Somalia.

15/09/2024

Ahmiyaad gaar ah ayay noo ledahay in aan sare uu qaadno aqoonta ,tayada iyo weliba qibrada shaqalaha kashaqeeyo waaxda dabagalka iyo qimeynta ee wasaaradaha kala duwan ee dowlad Goboleedka Jubaland . Waxaan ku dhirigiliyay dhamaan kasoo qeyb galayaasha in aay aay kafaaideystaan tababarkaas muhiimka ah oo kawasaaradda ahaan aan juhdi badan gilinay .

02/02/2023

Waxaan maanta si rami ah ugu sodhoweynay xarunta guud ee wasaaradda qorsheynta & xirirka Caalamiga Jubbaland wafuud kasocotay Hey,ada UNICEF . Kulanka waxaa qeyb Ka ahaa wasaaradaha kale ee bahwadaaga la ah hey,ada unicef. ugu danbeyntii waxaa laisku afgartay in sare loga qaado Isla xisabtanka si sare looga qaado adeega dowladda & Hey,ada UNICEF u hayaan Bulshada soomaliyeed.

07/01/2023

Ciyaarti wacneyd iyo Luuq Allele.

16/12/2022

Maanta waxaan Madaarka caalamiga ah ee Sayid Maxamed Cabdulle Xassan kusoo dhoweyay wafti heer Calami ah oo Ka socday hey,adaha Kala ah UNHCR & IOM . Ujeedka safarkooda ayaa ahaa sidii loo dardargilini lahaa mashaaricda xalka waraa.

09/10/2022

Discipline your mind to focus on what truly matters. Let’s face it; there’s so much clutter in our minds because we all suffer from information overload. Focus on the issues and people who matter. You’ll enrich your life that way.

08/10/2022

Tried tested with excellent Result. Just try for yourself and share with us the results so that we can confirm the conformity of the results.

29/09/2022

Stop comparing yourself to others. Start running your own race. If the Almighty wants you to have what others have, He will give it to you, if not now then at some stage later on. Be happy with His Decree. Show gratitude. If you’re grateful, He will surely grant you more. ‬

27/09/2022

Tasbixda waa Dawada Kurbada oo dhan looga Baxo. Bal aan wada dhageysano wacdigaan qiimaha badan.

27/09/2022
Want your school to be the top-listed School/college in Kismayo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Kismayo
N/A