Dugsiga H/Dh ee Mustaqbal Kismaayo

Dugsiga H/Dh ee Mustaqbal Kismaayo

Share

Mustaqbal Primary School-Kismayo-Gulwade

Photos from Dugsiga H/Dh ee Mustaqbal Kismaayo's post 04/10/2025

Maamule ku xigeenka dugsiga Mustaqbal Ismaaciil Cusmaan ayaa guddoonsiiyay lacag ay ugu talagashay jaamacadda Jobkey kooxihii ku guuleystay tartan aqooneedkii dhammaaday, sidoo kale qeybo kale oo abaalmarino ah oo ay jaamacaddu ugu talagashay ardaydeenna ayaa la siin doonaa ardaydii ugu wanaagsanaa sanad dugsiyeedkii tagay insha Allah.

Waan uga mahadcelineynaa jaamacadda Jobkey barnaamijyadda wanaagsan ee ay ugu talagashay ardaydeenna.

26/08/2025

Bismillaah

Halkaan ka daawo xog walba oo ku saabsan sida ay u ekaanayaan ardayda aan qaadaneyno iyo waqtiga uu furmaayo dugsiga Mustaqbal.

13/08/2025

Ismaaciil Xasan Ismaaciil (Hon Isma) oo keenay 769 dhibcood sideed maado oo looga baahnaa 800 ayaa noqday ardayga ugu dhibcaha sareeya sanadkan dugsiga Mustaqbal, celcelis ahaan wuxuu heystaa 96%

Dhawr jeer ayuu galay kaalmaha sare, waa arday dadaal badan, akhlaaq badan aadna ugu wanaagsan waxbarashada diiniga iyo maadigaba❤️

05/06/2025

Dhammaan bahda dugsiga Mustaqbal waxa uu Ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeenayaa gaarista ciidul fidriga

16/05/2025

Hambalyo ayaan lee yahay tartamayaasha Horyaal oo qaaday tartanka khamiista iyo jimcaha

16/05/2025

Galabta iyo maalin kale oo qurxoon qeybta khamiista iyo jimcaha

15/05/2025

Birito iyo tartanka ka k**a dambeysta ah qeybta khamiista iyo jimcaha

14/05/2025

Waxaan Hambalyo lee yahay tartamayaasha kooxda Onkod oo noqday guuleestayaasha tartan aqooneedka dugsiga Hambalyo Hambalyo Onkod

Photos from Dugsiga H/Dh ee Mustaqbal Kismaayo's post 14/05/2025

Galabta iyo tartankii k**a dambeysta ahaa ee sannad dugsiyeedka 2024-2025 qaybta gelinka dambe waxa aad sugtaanba waa natiijada tartanka.

14/05/2025

Fagaaraha saaka waxaa ku soo hanaday guusha kooxda Heegan, Hambalyo ayaan leenahay Heegan ee qeybta subixii.❤️❤️

Photos from Dugsiga H/Dh ee Mustaqbal Kismaayo's post 14/05/2025

Saaka iyo tartanka u dambeeyay labada koox ee dugsiga Mustaqbal Heegan iyo Dalsan waxa aan sugnaaba waa natiijada tartanka

Want your school to be the top-listed School/college in Kismayo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Kismayo