24/11/2021
Ganacsade doonaya inuu horumariyo ganacsigiisa?
arday jecel inuu barto barnaamijta casriga ah ee wax lagu xisaabiyo?
xirfadle ku takhasusay Accountinka, jecelna inuu sii horumariyo xirfaddiisa Accountinka?!
Hadaad kamid tahay dadkaas aan kor kusoo xusnay, waxaan kuugu bishaaraynaynaa inaan kuu keenay kooris ah, oo ku baran doontid Banaamijka caanka ah ee loo yaqaano .
si wada jira barnaamijkan waxaa idiinku soo diyaariyay Shirkadda Xisaabaadka iyo Hanti dhawrka ee iyo Academiyada .
Xilliyada wax barashada waxay kala noqon doonaan Suxada h**e 6:30Am - 7:30Am, iyo Habeenkii Maqribka iyo Cishaha inta u dhaxaysa.
Coursku wuxuu Bilaaban doonaa
Nagala soo xiriir: 0615533502
H**e isu diiwaangali, tirada ardayda la qaadanayo way koobanyihiin.
09/07/2021
KAIZEN - SIRTA KA DAMBAYSA HORUMARKA JAPAN - Wax aadan ka ogayn japan!
Waa casharo taxane noqon doona oo ku saabsan habka horumarinta reer Japan ee loo yaqaano , kaa soo ah mid aynu u baahannahay hadaynu soomaali nahay, i...
16/06/2021
#HOGAAMINTA_ISBADALKA #LEADING CHANGE #Kotter's 8 Step Change Model
Halkan waxaan idiinku soo gudbin doonaa Jaantus uu curiyay professor u dhashay dalka maraykanka oo bare ka kulliyadda ganacsiga ee jaamacadda harfard oo maga...
04/06/2021
Saaxiibadayda sharafta leh iyo bulsha waynta soomaaliyeedba waxaa u sheegayaa inaan ka wada socon doono kanaalkan ( https://www.youtube.com/channel/UCb7nTVICf_-M1cujAV0yCDw/about ) oo aan dhawaan yagleelnay, u jeedka aan u kicinay kanaalkn wuxuu daarranyahay in aan si isbuule ah ugu soo gudbinno bulashada soomaaliyeed casharro la xiriira dhiiri galinta iyo horumarinta aadanha, sidoo kale waxaa ka mida casharida aan soo gudbin doonno kuwa la xiriira Maamul wanaaga, Tayaynta iyo horumarinta ganacsiyada, falanqaynta arimaha bulshada iyo wacyi galinta oo si togan uga qayb qaadan doonta geedi socodka dib u soo kabashada dadka iyo dalka Soomaaliyeed burburkii ka dib. hadaba qof kasta oo ay gaaraan muuqaaladeena waxaan si sharaf leh uga codsanaynaa inuu booqdo kanaalka oo Gujiyo wixii aragti ah ee ku saabsan vedioyada aan soo dhigno iyo mawaadiicda uu tabayana hoos noogu rabo... Mahadsanidiin Gacalloyin
SOKAC CENTER - YouTube
Share your videos with friends, family and the world
04/06/2021
NOQO ADIGU ADIGA! #Jooji is barbar dhigga dadka kale...#SOKAC
Haku dhihin naftaada hebel waxaas ayuu haystaa anigu maxaan u haysan waayay? Haa!, aniga ayaa qof xuna oo aan horusocod lahayn, ogoow hadalkaasi wuxuu kuu ke...
09/07/2020
Ilaahay Mahadiisa waxaa si qurux badan noogu soo dhamaaday -kii ku saabsanaa & Building Work Teams.
Waxaan bogaadin iyo mahadcelin u jeedinaynaa ardaydii sida quruxda badan uga qayb qaadatay Tababarka, waxay muujiyeen karti iyo firfircooni Classka dhexdiisa ah taasoo aad noo farxad galinaysay.
08/07/2020
Waa workshopkeenii ciwaan kiisu ahaa LEADING AND BUILDING WORK TEAMS.
Alle mahadiisa, shalay ayuu inoo bilowday maalin kiisii koowaad,
waxaa haray laba maalmood waana maanta iyo barri, hadii aad danaynaysay oo si siyaabaha ka mid ah aad ugaga baaqatay maalinkii koowaad, wali fursada way kuu furantahay! inaad nagu soo biirtid maanta iyo barri insha allaaah โ
๐
sawiranadan waa qayb ka mid ah Activities-ka ardayda ay samaynayeen Classka dhexdiisa๐
07/07/2020
oo Talaado ah waxaa la joogaa maalintii aan ku balansanayn workshop keenii ahaa LEADING AND BUILDING WORKK TEAMS.
-ka wuxuu xambaarsan yahay xirfado kala duwan iyo shaqooyin Classka dhexdiisa ah oo kuu horseedi kara isbadal wanaagsan, dhinca aragtiyahaaga hab dhaqan kaaga iyo dowrkaaga hogaamineed ee bushada dhaxdeeda.
-ka wuxuu bilaabanayaa galabta salaada casar kadib si toos ah 4:00pm.
waa Hall-ka
La xiriir numbarada kala ah: 0619593032 / 0615533502.