مدرسة دار الإحسان لتعليم القرآن الكريم وكتب الشريعة

مدرسة دار الإحسان لتعليم القرآن الكريم وكتب الشريعة

Share

kuso dhawada madarasada daarul ixsaan oo lagubarta qur.aanka kariimka ah iyo culuumta shareecada

15/09/2025

Ogeeysiis Ogeeysiis Ogeeysiis
Waxa la Ogeeysiinaya dhamaan bulshada jacel wax barashada in aay qaadaneeyso Madarasada daarul ixsaan fasallo cusub oo hab online ku baxaayo wixi fahfaahin kala xariir number rada shaashada ku qoran

30/06/2024

Asc asxaabta qaaliga ah

09/04/2024

Asc wr wbr asxaabta qaaliga ah ee ku saaxibnay hawada ciid wanagsan ciid mubaarak

20/03/2024
20/03/2024

Ogeeysiis Ogeeysiis Ogeeysiis
Waxaa la Ogeeysiinaya dhamaan bulshada islaamka ee ku nool dunida daafaheeda kala duwan in ay qaadaneyso madarasada daarul ixsaan fasalo cusub oo hab online ah adigoo guriga iyo goobtada jooga aya baraneysa qur.aanka kariimka iyo culuumta shareecada islaamka

11/02/2024

Masha allaah haku daydeena gabdhaha islaamka ah

11/02/2024

Masha allaah

05/02/2024

Ogeeysiis Ogeeysiis Ogeeysiis
Madarasada daarul ixsaan ee lagubarta qur aanka kariimka iyo culuumta shareecada islaamka waxay qaadaneysa fasala cusub oo hab online ah kala soo xidhidh numberka boorka ka ku qoron

Want your school to be the top-listed School/college in Kismayo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Kismayo