Abas Primary&Secondary School-HP&SS

Abas Primary&Secondary School-HP&SS

Share

Strive to exell

13/10/2024

Maxaad ka xasuusataa ereyada heestaan?

Qolobaa calankeed, Waa ceynoo,
Innaga keenu waa, cirkoo kale e,........

14/07/2023



Noqo mid daruufaha fursado u badala marka ay Daruufuhu kula so darsaan Hanoqon midka carara oo u Nuglaada dhibaatoyinka waqtigu keeno Balse waxaad Noqotaa mid Dulqad U leh wax kasta oo ku yimaada midaasi waa wadadi ay mareen kuwi guulestay xili h**e Adna raad koodi raac si aad guushada u gaarto kaliya kudayasho kuma gaari doontid guushada waayo qofka aad raad raceyso iyo Adiga iskumid manoqon doontaan
Shaqsi ahaan
Shaqo ahaan
Fursad ahaan
Caqli ahaan iwm.
Hadabo la imoow Dadaal karti Howlkar Nimo fur fur naan dulqaad iyo Samir joogo ah waxaad xaqiijin doontaa Hamigaaga guuleed Ee aad dooneyso wax waliba waxay ku xiran yihiin inta aad kubixiso qiimo ahaan iyo waqti ahaaba waxa ugu fiican Ee wax laga bixiyo waa waqtigaaga Hadii aad sheygaas rajo fican kaleedahy🤗🥰______𝐇𝐖𝐍____ qaali____WaNaGsaN🥰Asxapta______Aan jeclahy🥰inta ijecel iyo inta inecb🥺dhamaan waa nii jeclahy❤🧡🥰
prayer time inshallah

11/07/2023

day is an opportunity to choose who you are becomibg.💛
the beauty of impermanence. Everything is always changing🌱
for my luck. ☑️Mr.baale🔰

Photos from Abas Primary&Secondary School-HP&SS's post 07/07/2023

Appreciate life but value time.


else.

Photos from Abas Primary&Secondary School-HP&SS's post 06/03/2023

Gudiga Dugsiga Hoose dhaxe iyo sare ee Cabas ayaa saaka nagu soo booqday dugsiga.
Waxa aan kawada hadalney sida loo hormarin laha ama loo dar dar gelin laha ardeyda waxbarashadooda.
Booqashada Dugsiga ayaa ku wehlinaayey Gadoomiye-kuxigeenka dugsiga.

05/02/2023

Waa sax mashallah

Noloshu waa Qanacsanaan. Sawir qurux badan isla markaana dhiirigalin naga mudan

Photos from Abas Primary&Secondary School-HP&SS's post 05/02/2023

Booqashada shalay 04/02/2023 MP ABAS

05/02/2023

Booqashada shalay ee dugsga Abas prmary school MP Abas 4/02/2023

31/01/2023

Madarasutu Abas primary and secondary school
Qeybta Gebdhaha Quraanka.

Photos from Abas Primary&Secondary School-HP&SS's post 30/01/2023

Ardeyda dugsiga Abas primary and secondary school.
P.E ayay samaynayaa casharka kadib.

Want your school to be the top-listed School/college in Kismayo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Godka Dhuxusha
Kismayo