30/11/2025
Berri oo kubeegan 01/12/2025 waxaa iskuulka Farjano kabilaaban tartar aqooneedka sanadlaha ah kaas oo sanad kasta bishaan oo kale laqabto waxaana lagu bilaabi doonaa labada fasal ee 8A iyo 8B.
GUUL INSHA ALLAH
23/11/2025
21 NOVEMBER MAALINTA MACALLINKA SOOMAALIYEED.
08/10/2025
XAFLADDA CALEEMA SAARKA GUDOOMIYAHA CUSUB EE ARDEYDA ISKUULKA Farjano primary & secondary school
OCTOBER 8-2025
WAXAA MAANTA OO ARBACO AH KUNA BEEGAN 08/10/2025
SINABAD AH NOOGU QABSOOMAY XAFLADDA CALEEMA SAARKA GUDOOMIYAHA CUSUB EE ARDEYDA ISKUULKA FARJANNO AHNA GUDOOMIYIHII 15AAD
MUDANE: MAXAMED JAAMAC CABDI DIIRIYE.
Gudoomiye xilka alle hakugu asturo insha allaah
WIXII FAAHFAAHIN DHEERI AH KALA XIRIIR
๐+252617757700
๐+252617757744
โ๏ธFarjanoschool.com
04/09/2025
OGAYSIIS OGAYSIIS OAGYSIIS
Iskuulka Farjano primary & secondary school Waxa uu lawadaagayaa dhammaan barayaasha leh xirfada macallinimo ee magaaladda kismayo in uu iskuulka kabanaan yahay hal boos oo ah macallin dhiga maadooyinka CHEMISTRY iyo PHYSICS.
Cid waliba oo buuxin karta shuruudaha hoos kuxusan waxaa la ogeysiinayaa in ay codsigooda kusoo gudbiyaan ilaa 7 September 2025
WIXII FAAHFAAHIN DHEERI AH KALA XIRIIR
๐+252617757700
๐+252617757744
๐+252613132585
โ๏ธ[email protected]
25/08/2025
Iskuulka farjano waxa uu ogeysiinayaa dhammaan waalidiinta iyo bulashada kunool magaalada Kismaayo ee ubadkooda lajecel waxbarashada iyo bar baarinta wanaagsan in ay bilaabatay diiwaan gelinta ardeyda cusub ee sanad dugsiyeedka 2025-2026.
Waxeynu idin leenahay kusoo dhawaada gacmo furan.
WABILAAHI TOWFIIQ
WIXII FAAHFAAHIN DHEERI AH KALA XIRIIR
๐+252617757700
๐+252617757744
โ๏ธ[email protected]
05/06/2025
Qalin jebiyayaasha sanad dugsiyeedka 2024-2025 ayaan loo qabtay kulan sagootis ah oo ay kumuujinayeen waqtigii iyo waayihii aadka uwacnaa oo ay soo wada qaateen.
25/05/2025
Doorashada gudoomiyaha ardeyda iskuulka Farjano primary & secondary school
30/03/2025
ุชูุจู ุงููู ู
ูุง ูู
ููู
ุตุงูุญ ุงูุฃุนู
ุงู
16/02/2025
XAFLAD LAGU ABAALMARINAYAY ARDEYDII DUGSIGA HOOSE KAGASHAY KAALMAHA KOOWAAD IYO LABAAD OO LAGU QABTAY ISKUULKA FARJANO.
Xafladda ayaa waxaa kasoo qeyb galay qeybaha kala duwan ee bulshada sida: waalidiin, cullimo, macalliniinta iskuulka iyo marti sharaf kale.
Xafladda ayaan ujeedkeedu ahaa in lagu dhiiri geliyo ardeyda dadaalka muujiyay ee kaalmaha h**e kagalay intixaanka dhexe ee sanad dugsiyeedkaan 2024-2025, sidoo kale Xafladda ayaa dhiiri gelin u aheyd ardeyda kale ee iskuulka si ay dadaalkooda usii laba jibbaaraan
DUGSIGA Farjano primary & secondary school AYAA MARWALBA UTAAGAN INUU SOO SAARO JIIL QURXOON OO LAGU BARBAARIYAY TACLIIN IYO AKHLAAQ SARE
WABILAAHI TOWFIIQ
WIXII FAAHFAAHIN DHEERI AH KALA XIRIIR
๐+252617757700
๐+252617757744
โ๏ธFarjanoschool.com
13/02/2025
QEYBO KALE OO KAMID AH SAWIRADDII XAFLADDA