مدرسة الحكمة لتعليم القراءة والكتابة

مدرسة الحكمة لتعليم القراءة والكتابة

Share

بالعلم والأخلاق ترتقي الأمم

04/04/2026

𝐐𝐢𝐢𝐦𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐦𝐢𝐬 𝟑𝟎% 𝐗𝐢𝐟𝐝𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐪𝐮𝐫𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚
http://wa.me/+252612232527

20/02/2026

Fursad ku socota qof kasta oo raba barashada Qur'aanka Kariimka iyo higaada carabiga

Waxaan kuu samaynay 40% qiima dhimis

http://wa.me/+252612232527

20/02/2026

Fursad ku socota qof kasta oo raba barashada Qur'aanka Kariimka iyo higaada carabiga

40% ayaan free ka dhignay

http://wa.me/+252615056325

17/02/2026

SONQAAAD WANAAGSAN

Maamulka iyo Macalimiinta madarasada Alxikma waxay hambalyo diirran u dirayaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee Muslimka ah, munaasabadda Bisha barakaysan ee Ramadaan.

Alle ha inoo fududeeyo soonka, cibaadada, iyo camalka suuban.

CONTACT US
WhatsApp: http://wa.me/+252612232527
Ama
http://wa.me/+252615056325

Telegram: https://t.me/Ustadakan
Website: gaaxshe.com

15/02/2026

𝗗𝗼𝘄𝗿𝗼 𝗮𝗮𝗱 𝘂 𝗺𝘂𝗵𝗶𝗶𝗺 𝗮𝗵 𝗸𝗻𝗮𝗰𝗸𝗲𝗿𝗲𝗱 𝘀𝗮𝗮𝗯𝘀𝗮𝗻 𝘀𝗮𝗹𝗮𝗮𝗱𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗮𝘅𝗸𝗮𝗮𝗺𝘁𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗵𝗮𝗮𝗿𝗮𝗱𝗮

http://wa.me/+252612232527

03/02/2026

𝗠𝗮 𝗼𝗴𝗮𝘁𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗶𝗻 𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮𝗮𝗱𝗮 𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗻 𝗮𝘆 𝗶𝘀 𝗯𝗲𝗱𝗱𝗮𝗹𝗶 𝗸𝗮𝗿𝘁𝗼! 𝘒𝘢𝘭𝘪𝘺𝘢 𝘩𝘢𝘭 𝘥𝘶𝘤𝘰 𝘰𝘰 𝘢𝘢𝘥 𝘢𝘬𝘩𝘳𝘪𝘥𝘰.

Ma jecehsay in aad hesho degenaansho iyo raaxo qalbi ah.

Hadaba Madarasada alxikma waxay kuu diyaarisay dowro kooban oo fudud laguna baranaayo 𝐤𝐢𝐭𝐚𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐱𝐢𝐬𝐛𝐮𝐥 𝐌𝐮𝐬𝐥𝐢𝐦 oo ah kitaab yar balse qani ku ah adkaarta iyo ducooyinka uu qof walba u baahan yahay maalin kasta

Wixii macuumaad dheeri ah nagala soo xiriir WhatsApp-ka hoose, 𝗺𝗮𝗵𝗮𝗱𝘀𝗮𝗻𝗶𝗱
👇👇👇
http://wa.me/+252612232527

08/01/2026

جمعة مباركة
Jumca wngsn

04/12/2025

𝗕𝗶𝘀𝗵𝗮𝗮𝗿𝗼 𝗸𝘂 𝘀𝗼𝗰𝗮𝘁𝗮 𝗚𝗮𝗯𝗱𝗵𝗮𝗵𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗛𝗼𝗼𝘆𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗷𝗲𝗰𝗲𝗹 𝗕𝗮𝗿𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗗𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗜𝘀𝗹𝗮𝗮𝗺𝗸𝗮.

Madarasada alxikma waxa ay bilawaysa 𝗗𝗢𝗢𝗪𝗥𝗢 𝗨 𝗴𝗮𝗮𝗿 𝗮𝗵 𝗱𝘂𝗺𝗮𝗿𝗸𝗮. Kuna saabsan kitaabka "الأربعون النسائية" oo ah kitaab lagu soo uruuriyay afartan xadiis oo u gaar ah axkaamta dumarka.

Dowradu waa bilaash hadaba hadii aad danaynaysid nalaga soo xiriir button-ka hoose ee WhatsApp-ka👇👇

http://wa.me/+252612232526

Mahadsanid

11/02/2025

𝐐𝐢𝐢𝐦𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐦𝐢𝐬 2𝟎% 𝐗𝐢𝐟𝐝𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐪𝐮𝐫𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚
http://wa.me/+252612232527

Want your school to be the top-listed School/college in Kismayo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Kismayo
252

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00