Barnaamijka waadiga aqoonta ee 7aadlaha ooga baxa TVga jubbaland oo maantay booqosho nooguyimid xarunta schoolka SAYID OMAR oo Kuyaala magaalada kismaayo gaar ahaan xaafada guulwade.
Schoolkaan oo si bilaash ah waxloogu baro bulsha weynta kunool jubbaland gaar ahaan magaalada kismaayo.
Qaybahooda kaladuwan, sida caruurta agoonta ah, kuwa danyarta ah, dadka qaba baahiyaha gaarka ah sida curyaamada, indhoolaha, dhagoolaha, kuwa dhimarka la' iyo qaybaha kala duwan ee farsamooyinka gacanta laga qabto
sida: harqaanka, dharkariska, cilaanka, make upka, iyo computerka.
Waxaan ooga mahad celinaynaa bahda TVGA jubbaland iyo suxufi Ayaanle Aadan Ahmed oo lahaa diyaarinta iyo diyaarinta barnaamijkaan.
Sayid Omar School
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sayid Omar School, School, Kismayo.
21/10/2022
Want your school to be the top-listed School/college in Kismayo?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Kismayo